Celebrity News

Heesta Cusub Ee Yaan Dooranaa+Video.

width=584

Xidigaha Cabdow Araram iyo Hibaaq Maxamed ayaa soo saaray hees ay uga hadlayaan doorashada iyo ololaha ka socda gudaha Soomaalia gaarahaan Magaalada Muqdisho, waxayna heesta ugu magac dareen (Yaan Dooranaa?).

 



Muuqaalka  heestu waa mid si wanaagsan looga shaqeeyay, sidoo kale Miraha iyo Laxan ayaan ka dhicin, waxaana fanaaniinta qaadaya ay si wanaagsan u jileen heesta, iyagoo marba dhinac iskula ridayeen erayada ay ku luuqeynayan.{loadposition user7}

 


Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Heesta.

{youtube}G7InhVXt6Zg{/youtube}


Jilaa.com

Info@jilaa.com

 

RELATED