12064 | Tweet |

Waa guddoomiya Kooxda Waayaha Cusub oo dhawaan USA gaaray iyo Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare oo isku diyaarinaya inay ka tumaan bandhiga Sunrise Somalia oo lagu qabanayo berito magaalada New York iyo waliba Kennedy Center ee Washington.
Hadaba nala daawo fanaaniinta oo isku kululeynaya masaraxa gadaasha ah iyagoo diyaargarow ku jira maadaama ay ka hor heesi doonaan kumanaan dad ah.
Bandhigana showga ah ayaa ah mid lagu taageeryo nabada Soomaliya ama cadceed kasoo baxda halkaasi si nabad ah.
Shiine iyo Dalmar ayaa waxaa usii shidday kooxda Hodan oo ah gabar iyana haatan taageero weyn ku leh dhalinyarada , waxeyna sedexdan fanaan kasoo wada bilaabeen halganka faneed xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee Kenya.
Halkaan ka daawo filimka Baroobada
Halkaan ka daawo Hodan Abdirahman oo ka hadlaysa
Halkaan ka daawo Dalmar oo ka hadlaya Sunrise
Halkaan ka daawo Shiine oo New York ka hadlaya
Jilaa.com
info@jilaa.com