Celebrity News

Waayaha Cusub oo isku tijaabanayo New York +Daawo Video

width=608
Waa guddoomiya Kooxda Waayaha Cusub oo dhawaan USA gaaray iyo Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare oo isku diyaarinaya inay ka tumaan bandhiga Sunrise Somalia oo lagu qabanayo berito magaalada New York iyo waliba Kennedy Center ee Washington.{loadposition user4}

Hadaba nala daawo fanaaniinta oo  isku kululeynaya masaraxa gadaasha ah iyagoo diyaargarow ku jira maadaama ay ka hor heesi doonaan kumanaan dad ah.

Bandhigana showga ah ayaa ah mid lagu taageeryo nabada Soomaliya ama cadceed kasoo baxda halkaasi si nabad ah.

Shiine iyo Dalmar ayaa waxaa usii shidday kooxda Hodan oo ah gabar iyana haatan taageero weyn ku leh dhalinyarada , waxeyna sedexdan fanaan kasoo wada bilaabeen halganka faneed xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee Kenya.
{loadposition user7}

Halkaan ka daawo filimka Baroobada

{youtube}Jv6WloGo9q0{/youtube}

Halkaan ka daawo Hodan Abdirahman oo ka hadlaysa

{youtube}WyiMAzvgsj0{/youtube}

Halkaan ka daawo  Dalmar oo ka hadlaya Sunrise


{youtube}e9jTX-cNxYE{/youtube}


Halkaan ka daawo Shiine oo New York ka hadlaya 

{youtube}AsAPh9qLnrs{/youtube}


Jilaa.com
info@jilaa.com

RELATED