16191

Bandhig Faneed: Waayaha Cusub iyo olalahooda nabada


2012-08-25 03:44:01

 

Galabti maantey ayaa qeyb ka mid ah kooxda Waayaha Cusub ee bandhig faneedkoodi labaad ka qabteen wadanka Mareykanka.
Agaasimaha ahna asaasaha kooxdaas Shiine Akhiyaar ayaa maalmahan u joogey wadanka Mareykan socdaal uu ku qabanaay bandhig faneedyo uu ku taageerayo nabada Somalia iyo baraajin dhalinyarada Somaliyeed.
Shiine oo bishaan bilowgeedi kasoo dagey Minneapolis halkooso xaflad aad u qiimo badan lagu soo dhaweeyey. Kadib asagoo weheliyaan Hodan, Abass Hiirad, iyo Dalmar Yare ee xaflad ku qabteen New York.
Socdaalkan aya la sheegaya ineey maal galiyeen dowlada Mareykanka waliba Safarada USA ee Kenya. 
Xafladan ayaa masraxa qabsadey Shiine, Hodan Abdirihman, Dalmar Yare iyo Abas Hiirad. Halkaasoo heesihi waayaha cusub iyo kuwo kale ugu raaxeeyeen shacabki kasoo qeyb galey bandhigaas.
Halkan ka daawo Xafladi Galabta ka dhacdey Washington ee xarunta Kennedy Center.

Shiine Akhiyaar

Galabti maantey ayaa qeyb ka mid ah kooxda Waayaha Cusub ee bandhig faneedkoodi labaad ka qabteen wadanka Mareykanka.


Agaasimaha ahna assaasaha kooxdaas Shiine Akhiyaar ayaa maalmahan u joogey wadanka Mareykan socdaal uu ku qabanaayey bandhig faneedyo oo uu ku taageerayo nabad ka hirgasha Somalia iyo baraarujin dhalinyarada Somaliyeed.Shiine oo bishaan bilowgeedi kasoo dagey Minneapolis halkooso xaflad aad u qiimo badan lagu soo dhaweeyey oo uuna kula kulmey xubno ka tirsan Waayaha Cusub. Kadib asagoo weheliyaan Hodan, Abass Hiirad, iyo Dalmar Yare ee xaflad ku qabteen New York. Socdaalkan aya la sheegaya ineey maal galiyeen dowlada Mareykanka waliba Safarada USA ee Kenya. 


Xafladi Galabta ayaa masraxa qabsadey Shiine, Hodan Abdirihman, Dalmar Yare iyo Abas Hiirad. Halkaasoo heesihi eey ku caan baxeen waayaha cusub iyo kuwo kale ugu raaxeeyeen shacabki kasoo qeyb galey bandhigaas.


Shiine Akhiyaar iyo Cabaas Hiirad

Shiine markuu kasoo dagey Minneapolis, USA

Halkan ka daawo Xafladi Galabta ka dhacdey Washington ee xarunta Kennedy Center.

+3
Raaji - 2012-08-24 23:30:24 Anigoo ku yasaaya yabaqaaga maqlee, qatar iga dheh waa shideen meeshan runti laakiin dad badan ma u jeedi heesta calankana waa jirtaa
+2
Raaji - 2012-08-24 23:32:11 falis lee meesha ka maqan iyo digriyow, horta Dalmar waayaha cusub muu ka mida ahaay. just confused
+1
gabadh - 2012-08-25 02:26:51 @raaji haaa dalmar waa asaasayaashi waayaha cusub waa ninka heesahoodi hore falis la qaadi jiray laakiin intaanay xoog usoo caan bixin buu us yimi isaga iyo hodan laakiin waa uur dhexaadki xidigii waa waynaa ee waayaha cusub dalmar
0
muniiro - 2012-08-25 03:15:34 heesa waa shidan yihiin lakiin dadabadan ma joogaan idman heesteedii in la ku soo daro aheed
0
ajaaja - 2012-08-25 03:34:26 ARMAJOOGTIINOO MAGACAAS XATAA MARKII SHEEGEESID GEESAHA ISKA FIIRISID WAAYE KABACDI HOOS UDHAHDID shabab SHIINE WAAYEEL FALIS AROOSTAYAA CALOOSHA KUUUUS SEE CAMAL SXBOOW IIDANA ISNEELO (WHO CARES)
+1
Raaji - 2012-08-25 04:35:18 @gabadh hada xasuustay kii oo waxa waaye dadka yaa xasuuqay ku jire miya oo badana rap qaadi jiray. jiljileecan goormu isku badalayna yaab iyo amakaak waaba garan waaye
0
IDMAN - 2012-08-25 06:05:46 wixii hore maas xusayen bandhik cusub sugaayi
0
dayah abukar mohamed - 2012-08-26 16:04:49 hablaha heesa ha asturtaan cooradooda iska banaan mar walbana xasuusnaada alihii na abuurtey walaalayaal aduunka waa laga tagi xirta xijaabka alle waa jibka idiinka dhigey
0
shuceb - 2012-09-16 09:48:20 dftgu8h8
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Oslo oo si weyn looga xusay 1-da Luulyo +Sawiro