|
|
5551 | Tweet |

Aktaradda Dalkaasi India ee Bollywood Katrina Kaif ayaa sheegtay in ay si fiican ugu hadlin luqadda Hindiga, maadaama aysan aheyn Hindi iska dhal ah oo ay hooyadeed tahay British kuna dhalatay halkaasi sidaasi darteedna ay ku fiicneeyn afka Hindiga ooka mid ah luqadaha ugu dhibka badan Aduunka taas oo keenta in aflaamta ay dhigtaa laga helo qaladaad badan oo luuqada Hindiga ah.
Katrina ayaa mar ay la hadlaysay saxaafadda ka warantay habka ay u barato iyo cida saacidda waxeyna tiri" Afka hidniga waa uu i dhibi jiray laakin hada waan soo fiicnaaday maadaama uu iga dhisay ku hadalka Hidniga saaxiibkeyga Salman Khan isagoo ii qoro iina aqriya igulana sheekeysto waxuuna iga diidaa inaan ku hadalno Ingiriis, waxaana aan anigana la joogaa gurigiisa intaan ka aheyn markaan shaqeynayo anigoo marmar arko inaan la qaato salman 24 saac maalinkasta isbuucii dhan.
Salman Iyo Katrina ayaa wadaago dhaqan ahaan waxyaabo badan maadaama ay wada yihiin Muslimiin hadana la sheego inay ka yimaadeen asal ahaan Kashmir.
Jilaa News
info@jilaa.com