11567

Rihanna iyo Chris Brown Oo Dhunkasho Uga Yaabiyay Xafladii MTV Video Music + Video.


2012-09-08 15:47:07


Mar weliba waxaa ka dhaca dunida waxyaabo lama filaana, taasina waa wax nolosha banii'aadamku ka sameysantahay, laakiin lama filaankii ugu yaabka badnaa ayaa ahaa markii ladaawaday Rihanna iyo Chris Brown oo isku dhunkanaaya xabadkana isku geliyeen xaflada 'MTV Video Mucis' oo malaayiin ruux goob joog u ahaayeen, kuuwaas oo aaminsanaa in labadaan fanaand dagaal u dhexeeyo.




 

 

Is dhunkashada  lamadaan fanaan ayaa ku soo aadeysa xili la hadal haayay iney isku soo laabteen, kadib marii la arkay maalmo ka hor iyagoo wada gelaya kalaab, laakiin ma jirin wax intaas dhaafsan.



 

 

Chris Brown ayaa garaacay Rihanna sanado har taas ayaana sabab u eheed inay kala haraan laakiin xanta suuqa ku jirta ayaa ah inay si qarsoodiya u wada socdaan Brown iyo Rihanna xiligaan.

 

Halkaan Ka Daawo Rihanna iyo Chris Brown Oo Is Dhunkanaya.


Jilaa.com

Info@ilaa.com


0
muniiro - 2012-09-08 11:10:09 ufeeey nacalaa aqligaga xaarka kuyaal naa bax gaalo owelba aqli maahene ladaney wan kaqaday slnta
0
Lula - 2012-09-08 11:29:51 OMG!!!!!!!!!!! walhi waa wah yaba lakin jacaylka ay uhayso aya ka wayn wahas odhan
0
IDMAN - 2012-09-08 12:19:51 markiis bukeyi lees siijclati kwrn
0
Nl gangst - 2012-09-08 13:44:12 idman kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saas le waye naag naag ninki tumo le jecshahay ma aho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
0
Ladaney - 2012-09-08 15:08:34 uuuuuuuuuuuuuuuf dheh naag waatan lakin aniga saas maahi hadaba ciil udhima rabaa
0
siisay - 2012-09-08 15:18:22 kkkkkkkkkkkkkkkk idman bugees hadii lesku jeclanayo naag badan ningeda bugos ugama cararten maadama somalida dhahdo naag ba hada kahor nin lo guuriye markaase gaso carootay marki la weediyay oladhahay naa ninkagii aaway maxa uga soo tagte waxe tiri ningan ima jecla ee side ku garatay waaye inuusan ku jeclen waxe tiri waxaan ku gartay ningan ima bugeeyo ama ima dilo cml marka hada rihaana bugeeski ugama darin jaceyl aayba kasii qaaday
0
wow - 2012-09-08 15:27:10 meesha waxaa ka muuqda jaceyl aad u xoog ba dan ladadoodaba wataaa awwoda love
0
rihanna - 2012-09-09 08:28:26 omg !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Taariikhda Jilaa ee Preity Zinta