Celebrity News

Rihanna iyo Chris Brown Oo Dhunkasho Uga Yaabiyay Xafladii MTV Video Music + Video.

width=583

Mar weliba waxaa ka dhaca dunida waxyaabo lama filaana, taasina waa wax nolosha banii'aadamku ka sameysantahay, laakiin lama filaankii ugu yaabka badnaa ayaa ahaa markii ladaawaday Rihanna iyo Chris Brown oo isku dhunkanaaya xabadkana isku geliyeen xaflada 'MTV Video Mucis' oo malaayiin ruux goob joog u ahaayeen, kuuwaas oo aaminsanaa in labadaan fanaand dagaal u dhexeeyo.{loadposition user4}




 

 

Is dhunkashada  lamadaan fanaan ayaa ku soo aadeysa xili la hadal haayay iney isku soo laabteen, kadib marii la arkay maalmo ka hor iyagoo wada gelaya kalaab, laakiin ma jirin wax intaas dhaafsan.



 

 

Chris Brown ayaa garaacay Rihanna sanado har taas ayaana sabab u eheed inay kala haraan laakiin xanta suuqa ku jirta ayaa ah inay si qarsoodiya u wada socdaan Brown iyo Rihanna xiligaan.

 

Halkaan Ka Daawo Rihanna iyo Chris Brown Oo Is Dhunkanaya.

{youtube}qo_QV3dYJNc{/youtube}

{loadposition user7}


Jilaa.com

Info@ilaa.com


RELATED