7138 | Tweet |

Jilaaga da'da yar Robert Pattinson ayaa cafiyay gacalisadiisa Kristen oo khiyaano ku sameysay nin kalana la seexatay, laakiin Roberto ayaa aqbalay in xiriirki jeceyl mar kale lasoo celiyo.
Ilo ku dhadhaw labadan jilaa ayaa sheegaya in habenki Sabtiga ay wada qaateen waqti aad u macaan badan oo qalbi ah, wuxuuna sheegay Pattinson in saaxibtii shalaay ka joogto wixii ay sameysay kana dalbatay cafis, sida lagu qoray wargeyska The Sun.
Fadhiga labada lamaane ay qaateen ayaa ku dhamaaday in mid weliba kan kale u baahanyahay la,aantiisna noolaa Karin, ka gadaal markii leysku sheegay qaladki dhacay.
Warka ayaa intaas ku daraya in Robeto ku tilmaamay khiyaanada Kristen mid doqonimo ah uuna cafiyay, wixii dhacay uu iska iloobayo.
Robert Pattinson iyo Kristen Stewart ayaa hada wada jooga guri ku yaal magaalada New Yourk ee cariga Mareykanka si ay waqtigooda ugu raaxeystaan.
Jilaa.com
Info@jilaa.com