3904 | Tweet |

Jilaaga Bollywoodka Aksha Kumaar ayaa sheegay inuu jecelyahay Comedyiga laakiin uu door badiyo in loogu yeero geesiga Akshanka, waxaan aaminsanaay inaan ku raaxeysto dhamaan qeybaha kala duwan ee aan jilo, sidaas waxaa yiri Akshay.
Filimadiisa Akshanka iyo Qosolka iskugu jira waxaa kamida: Heyy Babyy, Garam Masala, Awara Paagal Deewana, Hera Pheri, Housefull, xidigaan ayaa yiri aad bey u adagtahay in dadka laga qosliyo.
Akshay ayaa kamida xidigaha loogu jecelyahay Bollywoodka xiligaan, wuxuuna caan ku yahay filimada qosolka iyo akshanka isugu jira iyo weliba kuwa Romaticga ah.
Jilaa.com
Info@jilaa.com