3236 | Tweet |

Atariishadaan oo Isbitaalka la dhigay isbuucyo ka hor kadib markii xanuun ku soo booday, ayaa laga soo saaray isbitaalka waxayna dib ugu laabatay shaqadeedi, eyadoo bilowday sawirka filinkeeda cusub ee Aatma.
Bipasha Basu ayaa sheegtay in weli xaaladeedu aysan caadi eheyn, ayna dareemeyso tabar dari laakiin saas ay tahay waxey ka dhawaajisay inay shaqada sii wedeyso.
Weli awoodeydu si toosa uma soo laaban, waxaan dareemaa inan nasiino u baahanay, sidaas waxa ay ku soo qortay Twitterkeeda.
Jilaa.com
Info@jilaa.com