11563

Fanaanka Mursal Jilaa Ayuu Noqday Hadana. +Daawo


2012-09-19 23:08:55


Fanaanka da'da yar Mursal Muuse oo dhawaan fanka ku soo biiray ayaa hadana
noqday jilaa kadib markii loo doortay Filim lagu magacabo Han iyo Hagrasho in uu
ka noqdo actorka kowaad,waxaana soo saray filimkaan fanaanka weyn ahna mulaxamiiste  iyo abwaan Xasan Dhuxul Labsalaax.


Filimkaan cusub ayaa ah sida ka muuqato filim Jacayl ah sida laga dhadhansanayo hadalada  ku jiro filimka madama uu actorka jacelyahay actorada in ka badan shan sano ayadana ay ku mashquulsantahay wax barasho iyo shaqo una soo jeedin jaceyl iyo wax la mid ah.


Mursal ayaa ah fanaan inta badan hada la jacelyahay ,waxuuna leeyahay cod,qurux iyo
soo jidasho intaba sido kale waxuu caan ku noqday heestii Ha I Radsan oo bilihi la soo dhafay qabsatay masraxa fanka madaama lagu macneyay in ay jawaab u tahay hees
ay hore u qaday Fananada Xaawo Kiin oo lagu magacabo Ha Iga Roorin.


Abwanka Filimkaan hal abuuray oo lagu magacaabo Xasan dhuxul Labsalax ,ayaa ah abwaan iyo fanan weyn waxuuna inta badan ka heesa arimaha jaceylka wana abwaan la dhihi karo waa abwaan jaceyl.

Hadaba Filimkaan ayaa wali soo bixin lakiin waxaa soo baxay xayaysiinta filimka waxana sugi doona filimkaan sida uu noqdo iyo sida uu u jilo Fananka Mursal.

Halkan ka Daawo filinka Mursal

Raage Ali Mohomed

Amsterdam Holland

raageali@hotmail.co.uk
 
0
madaale - 2012-09-19 19:26:53 waaaaaaaaaw wad ka baxsatay mursal filim iga dheh
-1
sama-doon shaafi - 2012-09-20 01:42:28 wow cajiib waa dhag dee, lkn webkan jilaa waxaan ka codsan lahaa naagtaa xun ee backgroundka taagan inaad ka saartaan ayadda ayga iyo ayaddu iska dhaleen.
0
janjaan - 2012-09-20 02:51:51 kan waa anigo kale jaceelka aduunka ayaa haayo--- salan sare asxaanta
0
muniiro - 2012-09-20 03:40:13 waxaan sugnaa waa filimka mursal cadi ma aha indha jecel ayuu leeyahy saas daraadeed ayuu jacelka ujilaa
0
Ladaney - 2012-09-20 09:06:20 what a film i cant wait to watch janjaan maxa waaye jeceelka hadii aad guursatey jaceelka weli maku haayaa jeceelka after guurka waa dhamada as saamiya told us hambalyo adiga and saamiya ululululululu salan dhaman asxaabta saamiya idman muniiro mumtaz nasriina janjaan iyo kuligiina
+1
nasriina - 2012-09-20 09:08:39 Ruwaayada caadi ma ahan lkn heesaha kadhaafa aan dhihi lahaa hooshaas hindiyaa lagu ogyahee sln asxaabta
0
IDMAN - 2012-09-20 11:40:30 ladaney wakuqadi sisi wilkaan hesti ha iradsan aas usuuq gashi kwrn caan cml
+1
Abdirahmaan Beene Beene Hornafrik Holland - 2012-09-20 12:40:42 ladaneey jaceylka wuuba sii weynaadaa markii liis guursado nacnac uu noqona loveka wax jiro waye qofka dhab u jeceshahay jaceylkisa marna kaama dhamaado marwalba rabi waxa ka baryena dhankiisa fiican inuu nasoo aadiyo baby i love you marke ku dhahdo waxa laraba macaan i love u inaa tiraahdiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk una raaci umaaaaaaaaaaaac kaas hor mar uu gara intakale ha is duugaano
0
Ladaney - 2012-09-20 13:01:01 Abdirahmaan Beene Beene Hornafrik Holland aniga ahaantey I Believe inow jecelka marki guurka imaado qatar sii noqonayo lakin saamiya aya ibartay so mahan waxeena dhihi jirtey nimanka somaliga ah mar hadey ku guursadan jecelkin wax ka jira malahan
0
saxibulcishqi - 2012-09-22 14:29:27 waa idin salaamay asxaabta dhamaantiin rag iyo dumar saa u dhantihiin jacelku waa 2 mid guurka ka hor kusoo maraa iyo mid bilaawdaa fuurka kadib waxeena quburada jacelka isku raaceen kan guurka kadib bilaawda uu dhamaad laheeen ilaa qabriga mooyee balse kan guurka ka horeeyaa xaalkiisaa wa iska bariga dhaxe ileen guushiisa waa la gaaray dana lagama laha naceeb iyo is ficil ayaa bilaabanaayo waa mahad santihiin
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Oslo oo si weyn looga xusay 1-da Luulyo +Sawiro