HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
8491
Saif Ali Khan: Kareena Jaceylka ayay wax ka taqaanaa, wayna hormarisay Nolosheyda
2010-05-11 22:09:42

 

 

Jilaaga Bollywood Saif Ali Khan ayaa aad u amaanay lamaanahiisa uu haatan la jilayo Jaceylka aadka u awoodda badan ee Kareena Kapoor oo iyana ah Jilaa ka mid ah kuwa haatan ugu cadcad Bollywood-ka, waxuuna Saif sheegay inuu noloshiisa aad ugu qanacsanyahay haatan uuna marayo xiligii uu ugu raaxo badnaa maadaama uu sheegay in noloshiisa ay gadaal ka joogto qalbigiisa Kareena oo uu ku tilmaamay raaliyada naftiisa.

 

Saif Ali Khan oo haatan 39 jir ah ayaa carabka ku dhuftay inuu xiligan ku jiro waqtigiisii ugu raaxada badnaa maadaama uu farxad ka helo lamaanihiisa isagoo walina sheegay in jaceylkiisa Kareena ay hormarineyso shaqadiisa iyo noloshiisa qaaska ah iyadoo waliba u korinaysa  labadiisa Caruur ah ee uu hore usoo dhalay ayna aad u soo dhaweyso familkiisa waxuuna intaa ku daray in hadii xeriirku dheeraado laga helaa faa'iido iyo jaceyl, asigana uu yahay qof wanaagsan sidaa darted uukula kulmay gabar wanaagsan oo wax ka taqaana jaceylka.

Saif iyo Kareena ayaa dhawaan isla keenay filinka lagu magacaabo Kurbaan kaas oo ay ka caroodeen familkeeda kadib markii uu isku sawiray kaartadii filinka iyadoo kusii jeedda oo aanan ka asturan jirkeeda taasoo ay qoyskeeda ku canaanteen balse ay u sheegtay inay ku kalsoontahay uuna yahay ninkeeda Mustaqbalka.

 

Kareena oo haatan 29 jir ah ayaa lagu naaneesaa Bebo waxeyna wada socdeen iyada iyo Saif ilaa 2007 sanadkii waxaana ay hore jaceyl ula soo jishay jilaaga lagu magacaabo Shahid Kapoor, waxeyna leedahay guri weyn oo dhawaan ay qurxisay shikadda guryaha qurxisa ee ay leedahay Twinkle Khana oo ah jilaaga xaaska Akshay Kumar.

 

 

 

Jilaa News

info@jilaa.com

Idil Carfaaye - 2010-05-11 18:20:44 Kareena saas aaka rabay nimanka hada jiraan hadaa saan loo galin waxee kaa raacayaan naago kale, walee saif qof yar uu helee thanks Jilaa.com
uraaye - 2010-05-11 19:02:55 idil adiga ayey kugu tagay tahay nagtaa nin wa heshay marka adiga ayaa nin ku qarameynaa walina ah 70 jir
twinkle - 2010-05-11 19:14:34 aad ayaan dhab ahantii ugu hagar baxay guriga kareena waxaan rajeynayaa inee waqti fara abdan ku wada qataan kareena iyo lamanaheeda saif eeyna noqdaan kuwa isku kalsoon sidaan anigaba ugu kalsoonahay akshay
daahaa - 2010-05-11 19:37:11 kariina beenleey waxee rabtaa saif ali in ee been u sheegto waan ognahay in aad shahid ka sabrin ee miskiinkaan dabeecada aan laheen ha sirin imisa dumar ayuu fure xitaa naag caruur u dhashe ayuu fure marka isku waarimeesiin ee kala daneesta asxaabta jilaa sharukhaan oo kaliya miyaa taqaanan ka shekeya actarada kale sida salmaan ajay babaa john abraham emraan hashimi aftab tushar uday chobra jilaa waad mahadsantihiin
Xamdi Jaalle - 2010-05-11 20:57:54 Saif nin la heyn karo waa u egyahey, ma kululo sida wiilasheena.
saadaq - 2010-05-11 21:45:23 waxaan layaabanahay naagtaan twinkle khanna iska dhigeeyso akhshay maa saas ugu kulushahay caadi matihid beledka gal nin ma waayneeysid mida kale kareena waaba waalantahay filinka markeey jileeyso baac baac camal ayeey u jishaa bahda jilaa salaan sare camal
abdalla - 2010-05-12 05:50:35 waan idiin salaabay bahda jilaa.com iyo dhamaan asxaabta kale, waxaan ba layaabnahay hadii kalsoonida aay badato ma waxa adhaceyso in iyada oo la qaawan yahay lees soo hor istaago taas kalsooni waab dhaaftay lkn aniga maxaan u wayay taas cml mase anaa dacad aheyn kkkkkkkkkk
ayuub - 2010-05-12 06:08:59 hh waaw waxasa nolol kaa ah raxo asaga kenay kalay dadka u u shegayay ma walnayen mmise waxa walna wariyii waydinayay nagtas waxa ku rakiban ninki hela hadaladas iyo kuwo ka badan wa u kaso baxa cml lolz
ayuub - 2010-05-12 06:09:23 hh waaw waxasa nolol kaa ah raxo asaga kenay kalay dadka u u shegayay ma walnayen mmise waxa walna wariyii waydinayay nagtas waxa ku rakiban ninki hela hadaladas iyo kuwo ka badan wa u kaso baxa cml lolz
anfac - 2010-05-12 08:33:23 meel matagaayo jacelkaan ninka naag 2 u dhashay qadarin wayey maxuu ku falaaa nag anba wax u dhalin waa bashan un wax kale mahan wadna arki dontan meesha ey ku dhamato
falis - 2010-05-12 09:42:17 waaaaaaaaaaaw
shaakir - 2010-05-12 10:19:02 HAHEY KAriibna maintee kusoo biyo shubaty waaan sugaayey in aysksuoo biyo shuban doonto lakain aniga umamalenaayi in eeni karto ninkaan shabeel nagoodka ah ee soo dayacy gabdhii kajecleed indhahiidii oo siisay wxa alaleele iyo wxa oo rabo taasoo ehed saxbtiisa odhalty taliyaaniga kana dhaqaaqy xaaskiisa qaliga ehed malin cad onA DHAHSY LABADHA CUUG EE HADA ISKUDHAJINAYSO KARIINA WXAAN UMAALYNAYAA IN AY LAHEEN NASIIB Kariina sida wlasheeda oo kale any way waxan uarajaynayaan in ay isheleen ama ay iscalfadaan!!!!!
Gabar/x.jadiid - 2010-05-12 10:56:57 Caadi ma ahan Kareena Waa wax garad wllhi Nin 2 cunug leh hadeyba kalsooni iyo jeceyl ee siisay waa u qirey ineey tahay qof wanagsan waaaaaaaaaaaaaaaw Saif asina waa qof degan sida aan dareemaayo Thanks jilaa.com we love jilaa.com
ceeldheer boy - 2010-05-12 11:28:22 kareena cadi maaha dadka ayeeyba wadnaha kala baxoysaa ha isoo marin kkkkkkkkkkkkkk....
JAALLE - 2010-09-07 18:30:44 KAREENA IYADABA WAA AAY OGTAHAY IN AAYSAN HELEYN SHAHID CAMAL WAA NINKII AAY DHIHI JIRTAY NAAGTII FIIRISA SHAHID INDHAHAAN KALA BAXAA MARKA YAA KA YEELAAYO WARKAAN WAXA AAY KA TAHAY LEE SHAHID DIB U HEL CAMAL WA SIR NAAGEED
Sandy - 2011-05-01 19:19:59 Real brain power on dilpsay. Thanks for that answer!
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween