HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
5192
Sussane oo dooneysay in Hrithik ku guuleysto Oscar
2010-05-14 03:31:58

 

Jilaaga Bollywood Hrithik Roshan oo dhawaan sameeyay film caalami ah kaas oo lagu magacaabo Kites ayaa waxaa ay taageerayaashiisa iyo waliba Xaaskiisa Suzzane Roshan ay ku qeyliyeen inuu u qalmo Abaalmarinta caalamiga ah ee Oscar maadaama aad loola dhacay filinkaasi Biritish-ka oo ahaa mid Jaceyl ah oo uu la jilayay Aktaradda u dhalatay Mexico ee lagu magacaabo Barbara Mori.

Sida laga soo xigtay xaaskiisa Suzzane Roshan  oo ka hadleysay qiimaha filinka seygeeda ayaa sheegtay inaysan rajeyneyn wax ka yar Oscar  in la siiyo maadaama uu saaxiibkeed ama ninkeeda uu si waalan u jilay filimkaasi.

Sussane Roshan oo ka hadashay arinkaasi ayaa tiri " Waan daawaday qaabka uu jilay ninkeyga Filimka, waxaana dhihi karaa sida uu u matalay inuu istaahilo abaalmarinta Oscar- ka.

Jilaa News

info@jilaa.com

saadaq - 2010-05-14 00:38:09 caadi maaha hrithick waa aktar macquul ah oo ku soo xigi kara shah rukh waana u qalmaa in uu qaato oscar waxaa ka qeyliyay filmkiisii doom 2 sida uu u jilay rageediii abaa thanks bahda jilaa waa kumahadsatihiin
idil carfaaye - 2010-05-14 02:14:49 Hrithik naag oo jecel uu leeyahay, laakin tan oo barbara la dhahaayo o filmka la keenay ay isku nuuraayaan
Jidwaaq10 - 2010-05-14 04:58:27 salaan gadib hritick waan taagera lkn meel aan ka daawado mahelaayo asagow af somali ah waa ka xumahay hritick wuxuu aniga iigala wanaag san yahay shah rukhan sababto ah actarkan waa ciyaari kara sidi la dono lkn shah rukhan ma yaqaano
falis - 2010-05-14 07:06:59 waaw hritik caadi ma ahan sussane waa la siinaa oscar niyada qeyr u sheeg
dool - 2010-05-14 13:52:11 oscar kula lahaa jabaal xaguu oscar ku arkayaa waligoodba koobi ayey ku jiraane 4 saac filim soconaayo oscarka soomaaalida xataa ma uqalmo kan iyo waxii nahii ahba
ayuub - 2010-05-14 15:01:00 waw waw nin wayn hrithik wad u qalanta oscar ano firsan filinka ayan ku siyay oscar sxb
ciyaal sanca - 2010-05-14 17:23:44 Dool, maxaa ka taqaanaa hindi sxb ma ogtahay in sanadkii hore ay Oscar ku qaateen hindida filim la magac baxay Slumdogg Millionare, taariikhda soo baar maraxoww
dool - 2010-05-15 05:57:53 ciyaal sanca sxb filinka ninka sameeyey ma taqaanaa waa nin brithish ah oo ku qaatay best direct hindida waa la ijaartay magaratay meesha waxna kuma hayaan ee waqtiga yey idinka dhumin wax barashadana yeey idinka hor istaagin
ciyaal sanca - 2010-05-15 11:06:18 Sxb Dool ilaa 20 sano ayaan daawanayay Indian Movies, aaabaheyna waxuu daawan jiray Amithab bachchan nin muqdisho ka yimidna ma iska dhaafi karo inuu ku raaxeesto Bollwyood movies, ninka soo saaray Slumdogg maxuu u kireysan waayay biritish markuu ku sameeyay Mumbai sxb indian History ay ku leedahay cinemada caalamka thats why ay u gashay kaalintaa labaad marka laga reebo hollyuwood
madiino is my magaalo - 2010-05-16 12:48:11 waa uqalmaa mr roshan inuu qaato oscar waa jilaa dhan kasta kuwanaagsan.
filsan - 2010-05-19 05:17:49 kkkk actor kaliya ee qiimaynta flimada caalamka hinda o dhan ugalay sidii loo furay bollywood waa Aamiir khan flimkisii LAGAAN once ap on time kala barta dad waa wayn iyo ciyaal, aniga hrithic iyo sheeru iyo aamir kalama jecli lkn Aamiir waa director prodicer singer and actor. waa ninkii sameyay 2008- 2009 flimadii hinda ugu qaalisanaa abded soomara nin sameyayna majiro wali fifa Amiir mr perfectionist aniga madhihin
shaafici qalbi - 2010-10-05 13:32:25 la yab malahan ahdii mar ba nagtiis ay qir tay in uu hrithik is taa hilo os karka waw www.qalbiaduun.tk caht room eek dee
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween