HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
5615
Ajay Devga oo la ganaaxay sigaar uu ku dhex cabay dadka dartiis.
2010-05-20 17:04:25

 

Jilaaga Bollywood Ajay Devgan ayaa dhibaato ku qabo cabidda sigaarka ayaa lagu helay asigoo ku dhex cabaya sigaarka dadka dhexdooda  waxaana arinkan uu yimid  kadib ururka xadeeyo tubaakada ama sigaarka uu ka codsaday ururdada caafimaadka in lala socdo Ajay oo wax laga qabto maadama uu iskaga dhex shito meel walba asigoo ku waalan sigaarka waxeyna dusha ka saareen ganaax.

 

 

Markaan ugu dambeysay ayaa lagu qabtay Ajay oo dheereystay xabad sigaar ah asigoo ku dhex jira meel dadka tubnaayeen oo uu ku duubayay filinkiisa Golmaal 3, waxeyna ururka IANS ee ma cabayaasha sigaarka sheegeen inuu istaahilo Ajay in la ciqaabo maxaa yeelay waxuu ku tuntaa dadka asigoo marwaliba ku buufiyo sigaarka, maadam uu dhex shito, dad aan cabin sigaarka, caruurta, waayeelka iyo dadka xanuunsan.

Ajay ayaa jilaagii sedexaad ee Bollwyood ka ah oo lagu ganaaxo sigaar cabida dadka dhexdiisa ah iyadoo horey loo qabtay lana ganaaxay jilaayaasha Tushar Kapoor iyo Arshad Warsi.

 

Jilaa News

info@jilaa.com

Taliso - 2010-05-20 13:17:08 Ajay Devagan waa atooraha aan aad iyo aad u jeclahay ganaax wax makadhibaayo waa tajir duqa lakiin cafimaadkiisa uma fiicna!!!
SHAAKIR - 2010-05-20 13:19:48 ISKAGANAAXA WAA CAADIYE XABSINA UGU DARA LAAKIN MASKIINTII QURUXDA BADNEED EE KAA JAL AYAA MURUGUNAYSA SAAS AAN DIIDAA EE HALA CIQAABO AJY!!!
Gabar/x.jadiid - 2010-05-20 14:19:56 kkkkk caadi ma ahan Ajay sigaar caboow baabkiisa waa dhamaday lool
wiil waal - 2010-05-20 14:29:35 waxaad ilaawdeen the badboy of bollwyood salman khan aalkoliiste lanbar wan waa kaas kakak xashiish ayuu abaa dmt ajay sxb bashaal dadkaan sigarkaa ka qiima abdan wlaigaa ha ku ganaxaan
waaaaaaaaaaw - 2010-05-20 15:40:56 viva ajay devgan, aktarka 1 aad bollywood ka
salmaan - 2010-05-20 20:50:35 asc asxaabta salaan qaali waaw waa atootaha aan aduunka ugu jeclaahy ajey devgan waxaa halkaan ka s alaamayaa taageeraya sha ajey gaar ahaan taliso mahad sanid taageerida aad taageertay ajey sigaarka waa sheeno lagu bartay ajey sigaay iyo mooto waa ka dambeeynaa viva viva ajey and kajol
xaali - 2010-05-21 03:54:02 ajay maxaa idinka galay doqomo yahow
Falis Tufaaxa Nolosha - 2010-05-21 09:44:56 ar ajey sorry waa ka xumahay mamada odeygeeda dhan waaye saas maxa aloo yeelay
abu bakar - 2010-05-21 15:42:08 asc wr wb walaalayaal waxaan maha wax fiican aad ka shekenesaan maad ka shekesaan asxaabti iyo nabiga csw marka gaalo aad noga shekenesaan waxaan ka codsana dadka leh websetka in eey xeraan maadama aan wax fiican lagu qorin inta gaal ka shekeyneso waxaa ku socdo danbi marka ilaah inta laga baqo hala joogiyo waxaan websitka ku bahal mise quraanka iyo tafsiir intaane waa iga waano wa bilaah towfiiiq
Jamiilo - 2010-05-21 19:46:20 Abu Bakar, adiga maxaa meeshaan ka soo doiontay oo looga sheekeynayo dadka aad gaalo ku sheegtay? bal adiga nooga soo sheekey asxaabta , llaakiin jilaa hasoo aadin oo ha aqrisan adigaba intaadan dadka wax farin
nikii yare - 2010-05-23 11:50:04 kkkkkkkkkkka jamilo ninka sas odhan ha ugalin wllo. xaliyow waxa ajay naga galay alkolis tu noqday wu isnacay bollywod kana walaga saray kajalna waka arartay marka inu tubakada cuno tasa ku kaliftay
ciyaal shaneemo - 2010-05-24 16:07:32 war haduu sigaar cabo maxaa naga galay anaga ha cabo maa tiraahdaa ha ruugo haduu rabo xabsina haloogu daro filimaan beelo ah lee hanoo keeno qashinka wax kale kama rabno
shaafici - 2010-07-02 09:51:39 ajey maxa anag naga khuseeya sigaarka waayelka iyo caruurta ayuuu ku ag cabaa aynagii ma awoodaaa kkkkkkkkkk inuu ku ag cabo waa la garacayaaa
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween