HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
8821
Katrina Kaif: Waan ku faraxsanahay inaan la jilo Ajay, Ranbir iyo Arjun Rampal.
2010-05-21 11:58:59

 

Gabadha Jilaaga  ah ee u dhalatay India Katrina Kaif oo ka warbixineysay filinkeeda Raajneeti ayaa waxey sheegtay inay aad ugu qanacsantahay doorka ay ka qaadatay filinkaasi oo ah mid siyaasad ah kaas oo ay kala qeybqaadatay jilayaal waaweyn oo qaarkood hore usoo usoo noqday best actor sida Naseerudiin Shah oo ay Soomaalida u yaqaanan Jalwa iyo Nana Petekar, oo soo qaatay Filim fare  sidoo kale Ajay Devgan, Ranbir Kapoor iyo Arjun Rampal.

 

Katrina ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsantahay inay la jisho filimkan Ajay Devgan oo ay sheegtay inuu yahay qof aad u cajabgaliyay qaabka uu u matalayo filimada halganka, Ranbir Kapoor oo ay tiri waxaan ka helaa siduu ii madadaaliyo iyo waliba Arjun Rampal oo ay Soomaalida u yaqaanan gooraf oo ay ku tilmaamay inuu yahay qof aad u xushmad badan, waxeeyna sidoo kale intaa ku dartay inay qibrad ka heshay aktaraa waaweyn ee ayagana filinkaan kala qeybqaatay sida Naseerudin Shah iyo Nana Patekar.

 

Atriishadan Katrina oo haatan Jaceyl kala dhaxeeya Jilaaga Salman Khan ayaa waxey sanadahaan dambe sameysay filimo badan iyadoo aflaamteeda inta badan uukala qeybqaato Akshay Kumar oo la shegeo inuu yahay qofkii soo gacanqabtay Katrina iyadoo aheyd Model dharka xayeysiiya

 

 

 

Jilaa News

info@jilaa.com

Falis Tufaaxa Nolosha - 2010-05-21 09:55:24 sax akshey kumaar ayaa gacan siiyay been ma ahan miss,s katrina guul wacan ayaan kuu rajeynayaa
cali dheere - 2010-05-21 10:52:06 yh taas been ma ahan inuu akshay kumar gacan siiyo atariishooyinka soo baxaayo sida pyranka chopra iyo lara dutt uu horayba u gacan siyay hadana katriina ayuu gacan qabtaa waxeeyna sandkaan soo wadaan TEES MAAR KHAN oo ah filimkii laga xoogay shahruk khan kakkakak ee aksha kumar la siyay uuna ma maseeray shahruk khan
cali dheere - 2010-05-21 10:52:20 yh taas been ma ahan inuu akshay kumar gacan siiyo atariishooyinka soo baxaayo sida pyranka chopra iyo lara dutt uu horayba u gacan siyay hadana katriina ayuu gacan qabtaa waxeeyna sandkaan soo wadaan TEES MAAR KHAN oo ah filimkii laga xoogay shahruk khan kakkakak ee aksha kumar la siyay uuna ma maseeray shahruk khan
inanta somaliyeed - 2010-05-21 12:51:17 kariina kaif waxay u dhalatay kaashmiir ay isku haystana india iyo pakistan abaheed hooyadeedna waa ingriis salman way jeceshahay media da baase xaasid ku ah oo intaa le wuu dilaa midkalay la socotaa way ka tagaysaa walee inanay katagin
diaby - 2010-05-21 14:12:55 katreena waa qof top ah laakiin waa dhilo
shaahid - 2010-05-21 14:17:17 waaw katariina waa actors wanaagsan waxaana la khalkhalay filmka yuvraaj
sharks - 2010-05-21 15:18:19 katariina waa qof qaali ah oo qurux badan laakiin waxay la sxb tahay nin ciyaala suuq ah oo edeb daran salman khan oo ah dibjir aan qiimayn dumarka kuna ciyaara hablaha hindi ah ee qurxaha badan sida ,ashwaria rai oo ahayd miss world oo quruxda adduunka qaaday mar qoftaas ayuuba ku ciyaaray tan kale katariina wuu dhali karaa isagu wuxuu jiraa 45 sano iyaduna 24 sano ayay jirtaa
waaaaw - 2010-05-21 16:46:41 katrina ajay nag ayuu qabaa see lagu yeelaa hee waad soo daahday
shaakir - 2010-05-22 00:01:47 ARAGAANE MEHSA OO KUBIYO SHOBTO FILINKAAN LAKAIN WAXAN MAANTA WATAA cudsi aad u ween kaaso ah ma kusucda jilaateam ama webkan aan jeclaahy in ay nosoo dayeen filimada danbe ileen anaga manaqaano meel aan ugu hagaagno malainkasto filin cusub aa lakeenay lee hanadhihin ilmaadeeryaal natusa hadii ay soora gal tahy maxaa idn kudhacay na wan mahadsantihiin sii wada shaqadiina!!
guuleed - 2010-05-23 13:08:28 salman kan haday kuheysato waxay gaareysaa guul wen sida ashwria waayo intabadan gabadha boolywoodka wayka faa iidan salman khan caadi mahan
faarax - 2010-05-23 13:15:44 marax salman waxna masoo caan saare wuu kafaa iidaystaa naagaha ashwaria suu ugalay ilaa hada wax lahilmaami karo mahan naagaha quruxda badan wuu taabtaa only kadibna katagaa
Mahala - 2011-06-17 11:34:23 Kudos to you! I hadn't thuoght of that!
Suevonne - 2011-06-18 11:17:33 Hey, that post leaves me felenig foolish. Kudos to you!
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween