|
|
6016 | Tweet |
![]()
Jilaaga India ee Aamir Khan iyo xaaskiisa ayaa si kedis ahi waxey ugu yaabiyeen shaqaale u sheqeyn jirtay kadib markeey booqasho aan la ogeyn ugu tageen habeenkii Xafladda Arooskiisa oo ka dhaceysay magaalo u jirta 3 saacadood guriga Aamir Khan.
Hoolkii ay xafladda ka dhaceysay ayaa mar qura lagu arkay Aamir Khan oo gacanta ka haysta Xaaskiisa Kiran Roa oo si aan la filaneyn usoo booqanayo arooska wiilka u shaqeynayay 15 sano ee lagu magacaabo Sudhakar waxaana Aamir uu hore ugu geeyay hadiyad ahaan gaari lagu qiimeeyay dhowr kun oo dollar iyadoo ay arrinkaas la fajaceen arinkaas qoyska wiilkaan shaqaaalaha ah.

Aamir Khan oo lagu sheego shaqsi aad uga dmabeeya bani'aadimada iyo Jaceylka ayaa sidoo kale lagu soo warmay inuu yarkaasi shaqaalaha ahi u dhisay guriga uuku aroosay una iibiyay dhamaan waxii u yaalay waxaana laga dareemayay habeenkaas yarka Aroosay Farxad aan lasoo koobi karin.
Jilaa News
info@jilaa.com