HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
6599
Aamir Khan: ma filaayo in Shahrukh yahay King Khan.
2010-06-12 17:27:02

Jilaaga Bollywood Aamir Khan oo wareysi siinayay Barnaamijka Talk Asia ee idaacada CNN-ka ayaa sheegay inuu  jilaaga Shahrukh khan, u aqoonsaneyn inuu yahay boqorka ama King of Bollywood uu xataa u dhaweyn jagadaasi oo Aamir Khan sheegay inuu u aqoonsanyahay Boqorka Bollywood jilaaga Amitabh Bachchan.

Aamir Khan ayaa hadalkaan kasoo yeeray waxuu yimid ka gadaal markii wariyaha su'aasha weydiinayay uu ku yiri ma laga yaabaa inaad noqoto King ama boqorka reer Khan ee ku xiga Shahrukh maadaama aad guul ka gaartay filiimadaada Ghajini iyo 3 Idiot, waxuuna isla markii Aamir lasoo booday " Aniga ma filaayo inuu Shahrukh yahay King Khan oo waxaa jira jilayaal ka waaweyn kana jilitaan sareeya sida Amitabh Bachchan. isagoo sidoo kale amaanay aktarada Hindiga ah ee sameeya aflaamta caalamiga ah.

Jilaagan Aamir Khan oo haatan 44 jir ah ayaa waxaa lagu sheegaa inuu door muhiim ah ka qaatay aflaamta Hindiga, waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay jilaaga romansi ama qisooyinka jaceylka ugu taabashada badan Bollywood.

 


Waxaa jira khilaaf ka dhaxeeya Jilayaasha reer Khan maadaama ay sedexdoodaba ku tartamaan hoggaaminta ninka ugu tun weyn Bollywoodka iyadoo Shahrukh Khan uu noqod ninka ugu shacbiyadda badan sanad walba, waxaana khilaafkooda uu yahay mid markii ay isku soo dhawaadaan hadana sidiisii ku sii laabto.

Jilaa News
info@jilaa.com

OGADEN BOY - 2010-06-12 15:10:48 waw Amiirkhan waa nin sare kuna xeel dheer dhinaca jaceylka,haa waala odhan karaa SHARUKHAN waa boqorka lakin maaha in mesha laga saaro xidigaha kale ee kalinta muhiimka ah kaciyaara hollywood sida Amiirkhan ama aabaha jaceylka kolba sida looyaqaan kaliya filinka MANN ayaan ba wax loodhigo ahayn marka layska daayo kuwa kale ee u sumeeyay ee cida kabadan VIVA AMIIRKHAN
FALIS - 2010-06-12 16:41:51 AMIRKHAN QATAR AA TAHAY LAKIIN KING KHAN HALA TAR TABIN MARAX AA NOQONEE HADII KALE WLAAHAI HADAAD SHARUKHAN LA SAFATO
Gabar/x.jadiid - 2010-06-12 19:46:20 Amir khan waa ku tuga waan ku ogolnahay inaad tahay Actor weyn laakin King Khan afarahiisa ka bax cml ma jirtoo duqa
mohamed hassan - 2010-06-12 19:58:11 KKKK AMIRAN WAA nin weyn atooro caan ah lakin hadalkoo dhahay waa hadal laga weynyahay mxaa yeelay shahrukhan king khan wooba dhafay awood ayoona ku keensaday hada hadoo amir khan qtar is ka dhigo mar labaadne soo gaari maayo king khan
hanan - 2010-06-12 21:07:57 kkkkkkkkkkkkkkkkk amiir calacalka maxaa wayayna intaas in o wka roon yahay aanba u maleynayeen ninka wu keensadaa keenso abaah calaacalak bada geey bad aa laga rabaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva sharu
SHAAKIR - 2010-06-12 23:37:08 WAA AKTAR JIRA LAKAIN MAUGI WXAA KUKALIFAY WAX YALAHAA SOO AMA XAQIRAADDA HALAHAAS LEEG MOO ISKADHAAFO SHAH MAGARO INTOO NOOLYAHY SHA AA KASAREEYO ILAAHA SAREEYE EHEE!!
SHAAKIR - 2010-06-12 23:37:32 WAA AKTAR JIRA LAKAIN MAUGI WXAA KUKALIFAY WAX YALAHAA SOO AMA XAQIRAADDA HALAHAAS LEEG MOO ISKADHAAFO SHAH MAGARO INTOO NOOLYAHY SHA AA KASAREEYO ILAAHA SAREEYE EHEE!!
SHAAKIR - 2010-06-12 23:38:02 WAA AKTAR JIRA LAKAIN MAUGI WXAA KUKALIFAY WAX YALAHAA SOO AMA XAQIRAADDA HALAHAAS LEEG MOO ISKADHAAFO SHAH MAGARO INTOO NOOLYAHY SHA AA KASAREEYO ILAAHA SAREEYE EHEE!!
faarax - 2010-06-13 03:40:23 sharukhan waa nin weyn lakiin weynabo weynaa kaweyn amir khan nin gaari karo malahan bollywood waa waa king of bollywood
ayuub - 2010-06-13 04:21:17 hehehehe amir khan nin wayn walahi waxba uma ogolin shahrukhan ada ka wata duqa yallah shacbiyada shahrukhan hadi lagu ciririyo wu weynayaye ...............
hiiraash - 2010-06-13 05:16:17 Amiir khan waa kasareya shah maxayelay waka jiliin fiican yahay waxaan anigu u;aqaan king of bollywood amir khan ninka labadna waa salman khan shah asaga meelba uhaayo cml
gross vater - 2010-06-13 08:29:48 amir khan waa ninka ugu fiican rer khan marka isaga waa in uu noqdaa boqorka bollwoodka ama boqorka reer khan maxaa yeelay dadku waxaa aad u jacel yahiin amir khan sida uu filamadiisa door muhiim ah ugu qataan xaga jacelka qufwalbane oo wax jacel ama dadka dhulka dhigay jaceelka waa ay tabaneesaa qisooyinka amir oo keeno marka isaga cid u shaqsiyada badan ma jiraan boolwoodka amir khan viva
Galleyr - 2010-06-13 13:13:16 kii maseero ha maseero, caamir khan, ciilqaboo cadaabta gal. shahrukh is the king
ibra_nl` - 2010-06-13 13:53:58 sax waye amir khan warkisa ben mahan boqor mahan kan amita bachan waye qoroka india
ibra_nl - 2010-06-13 14:00:27 waraada amir khan iyo sheh rukh khan ya ku weyn bollywoodka warada waxa isku qaseysin guys koobabka uu qaday ha firinina lkn amir khan mahan nin eey la tirsadan ciyalka sida sheh rukh khan atoore ciyaaleed waye
wafaa - 2010-06-13 16:44:50 srk is the best actar in bolleywood I know amiir is a good actar but he is not king khan and he can never be........ king khan is shah rukh khan I love you shah rukh khan
ayuub - 2010-06-13 18:59:22 @@wafaa you love srk and he is the best jus't for u qof kale u aqonsan ma jiro wafa sxbey king khan and king bolly wood is amir khan srk wa nin wayn lkn wa laga waynyahay ....
Yusuf - 2010-06-13 19:41:40 Father of Love inoo yahay Amir cidna kuma hesato balse ninkan mehrad kale ayu leyahay ma ahan sida King Khan oo mehradisa ka dhigtay sida oo aflamtisa uun u hor mari laha, lkn Amir waa nin cawiya carurta dhibaateysay kana cawiya dhinac walba ........... Amir u r the best!
a.galeyr 7 - 2010-06-14 06:12:49 wakana waxaan markasta kahadli jiray amiirna wuu ku saxanyahay uma aqoonsani shahrukh king of boolywood waana sax amiir is the best maxaa yeelay fiiri hada labadiisa film ee ghajini iyo 3 idiots isaga ayaa gacantiisa ku sameeystay sidoo kale lagaan isaga ayaa sameystay marka wax uu sameeystay ayuu ku qaadaa laakiin shahrukh actarka caruureed aan qabaa siduu sxb hore yiriba actorka ugu qatarsan boolywoodka xag jaceyl xag jilaa iyo waliba xag sameenta filmadaba waa aamir khan and is the best viva aamir ag7
MULIISH - 2010-06-15 05:42:18 A/C DHAMANTIIN WAN OGSONAHAY IN AMIIRQAAN UU YAHAY ABAHA JACEYLKA WALIBA SI FAQRINIMO KU MATALO INUU HELO JACEYLKIISA SIDA AN KA ARAGNEY FILAMANTISA BALSE ISAGA WAXUU UDORTAY KING OF BOLLYWOOD AMITABH SIDA SOMALIDA U TAQAANO CALI DHEERE BALSE WAX WALBO WAQTI AYEY LEYAHIIN XILIGA HAATAN LAGU JIRO MARKII LOO FIIRIYO ANIGA ARAGTI AHAN WAXAN SIIN LAHAA AABAHA JACEYLKA WALIBO FILAMANTIISA AAY AADKA U XIISO BADAN YAHIIN AYNA XAMBARSAN YAHIIN XIGMAD SHAARUUQ QAAAAAAN HADII AN LA FIIRINAYIN DHANKA COLAADA AMA QILAFKA DHAX YAALO ILMO QAAN WAXAN DHAHI LAHA AMIIR MANTA WAXA MUDAN SHAARUUQ KING OF BOLLYWOOD THNXX
mis qalbi ilov u sherukhan - 2010-06-15 06:59:00 waan qoslay wax badan walhi sherukhan in uu yahy boqorka reeer khaan wala og yahy balse kan amer khan ladhahaayo maseeer ayu ku garay intaas maxa yelay muxu ugu quri wesn yahy walalkisa in uu yahy boqorka reer khan wana ka xumahy in uu la tar tamo sherukhan ooo ah xidiga hindiya ilov u sherukhan waligaaaa inolooow cadowga laah ha qabto
daawade hindi movies - 2010-06-18 05:34:51 anigu waxaan qaba in amiir khan kaga haboonyahay inu lagu magacaabo king khan waayo waaka jilis fiicanyahay shahruk khan amiir is the best dhinackasta oo la eego amiir khan guulayso ayaan ku leenahay hadaanu nahay tageerayashaa amiir waanu ku racsanahay hadalka amiir khan kasoo yeedhay
gabar jecel govinda - 2010-08-13 21:35:21 viva reer khaan
cadnaan muriidi - 2011-10-01 14:58:14 shaahrukhan waa kin khan aamir khan ciil waa ku dili karaa srk ma gaaraysi hootiisa waa ninkii flimada kaa fadhiisaa aad gaariwaysi koobabka uu qaaday flimfare hadana waad kusoo laabatay waxana kuuma haayo zero ayan kuu haya srk waa kin khan ama badshahkhan
salman - 2011-12-19 06:19:37 Aamir khan srk afdhuub Hortiisa uu Actor ahaaa Mana Gaarayo Mr Aamir khan father of love Dadki Hore aa Kasayan Ninkan filamntisa ^ Romantic in lagaso gaarey wagu srk aflaanta kuso biirayey baazigar iyo anjaam iyo balaayo uu keeni jirey asago naago dilaayo iyo laadar iyo gadaal uuka copy gareyey Aamir ji Marka king khan labo Ma ahan wa Mr Aamir ji waxa ku Xigo Sallu 3aad waye Shah rukh afdheere Nabadey
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween