HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
8847
Filimka F.A.L.T.U oo kulmiyay 30 Jilaa
2010-06-20 02:35:13

Filimka laga magac baxay Faltu ayaa waxa uu noqon donaa mid ay ku kulmaan in ka badan 30 jilaa oo ka mid ah Bollywoodka.

Filimkan ayaa duubistiisa la bilaawi donaa todobaadyada soo socda waxaana jilaaga koowaad ka ah xiddiga Bollywoodka ee Akshay kumar iyadoo filimka uu ka dhex muuqan doono rugcadaaga Bollwyoodka Amitabh Bachchan (Cali dheere)iyo wiilkiisa Abhishek Bachchan sidoo kale waxaa la huba ilaa hada inay ku

jiri donana filimkan xidigaha kala ah Salman Khan,Kareena Kapoor,Ritesh Deshmukh Sunil Shetty, Saif ali Khan, Sohail khan iyo qaar badan.


Filimka Faltu ayaa sheekada uu xanbaarsanyahay waxa eey tahay mid ku saabsan qiso jaceyl waxaana soo saare ka ah, Director lagu magacaabo Remo kaasi oo ah mid aan waligiis horay u sameyn wax filim ah su'aasha dad badani is weydiinayaan aya waxa ay tahay soo saare aan waligi filim so sarin sida uu u kulmiyay jilayashaan magaca weyn ku leh caalamka Bollywoodka. Waxaana sidoo kale la jili doona filimkan Akshay Kumar laba gabar ee kala ah Puja Gupta oo ah gabar kalinta 7aad ka gashay quruxda dunida sanadkii 2007 iyo gabarta kale Pooja Chopra oo iyaduna quruxda aduunka ka gashay kalinta 7aad sanadkii tagay 2009 waxa ay ka qeyb gashay filimkii Fashion ee 2008 waxa uu ahaan doonaa Akshay Kumar mid u dhaxeeyo laba gabar ee Pooja Chopra iyo Puja Gupta. 

Jacky Bhagnani oo ka mid ah jilayaasha iyo soosarayaasha filimka ayaa waxa uu sheegay inuusan aheyn filimka Faltu street dancer (Qoob ka ciyaar jidka lagu dheelo)
Akshay kumar ayaa ah mid diyaar ugu jiro filimo badan isagoo mar kale dib ula jili doono saaxiibkiis John abraham filim dagaal ah.

Wargesyada qaarkood ayaa shegayo inee filimkan ku jiraan Shahruk khan iyo Hirithik Roshen mase caddo arintaasi, hadaba aqristow mar walba kala soco waxii ku so kordha bollywoodka.

 

King Shire

Jilaa News

info@jilaa.com

idileey - 2010-06-19 22:52:53 woow ma sugi kariba filinkaas, maalmahan Akshay way u saarantahay
mohamed hassan - 2010-06-19 23:59:21 akshay filimaantiisu wee bateen lakin wax masoo saaro oo qatar ah filimaanta haloo badiyo shahrukhan maxaa yeelay asigaa hoosha mar wlabo kaoso baxo koobne ku qaato lakin koleeba waa sugeenaa filinkaan inkastoo akshay shar yareen filin fiican ayaan rajeenaanaa inoo noqdo oo wiliba ku jiraan shahrukhan and hirithik roshan
mohamed hassan - 2010-06-19 23:59:21 akshay filimaantiisu wee bateen lakin wax masoo saaro oo qatar ah filimaanta haloo badiyo shahrukhan maxaa yeelay asigaa hoosha mar wlabo kaoso baxo koobne ku qaato lakin koleeba waa sugeenaa filinkaan inkastoo akshay shar yareen filin fiican ayaan rajeenaanaa inoo noqdo oo wiliba ku jiraan shahrukhan and hirithik roshan
shaakir - 2010-06-20 01:20:01 wwoww waa filin jiro hadiiba lagu kulmyeye aktaro badan l;akain wxaay ilatahy in ay muqaladodoa kuyaraan donaan jilista filinka lakain haidii ay nisoortowdo dhamaystirka AKTARADA KALE NOO DHAmaystira pls thanks.
ayuub - 2010-06-20 03:12:09 wwooww la'arki doonne siduu noqdo hrithikna lagama yabo inu ku jiro filinkan ......
ayuub - 2010-06-20 03:20:04 wara mohamed hassan ninka wato adi se ka noqotay na akshay filimadisa wakuwo ku salaysay hor marka mana donayo kaliya inu ka qato koob dhanka bollywood e wuxu raba illaa hollywoodka shahrukhan dhocil labado sano so can baxday waye
sagal - 2010-06-20 08:02:51 waxaa iska hadlaayo dad aan aqoon u laheen akshay kumar sida kan mohamed wato ma ogtahay sanad waliba ka soo bilaaw 1991 ilaa hada 5 filim ugu qalisan inuu jilo akshay kumar..inta aadan hadlin waa laga fiirsadaa mida kale jilaa.com waad mahadsantahiin lakiin filimkaan ma ahan jaceyl kaliya waa action anaa hubo waxuuna so baxaa 2010 inkastoo si fiican saxaafada wali uga hadlin maxaa yelay jilayaasha wali ma eeysan wada saxiixin waxaana hadal henta filimkaan soo baxaday laba isbuuc ka hor anyways thanks mar wlaba news qatar ah ayaad kentaan
ayuub - 2010-06-20 08:33:51 sagal kk walaley ma xubin ka noqotis webka jilaa hadiba saantahay
ogaden boy - 2010-06-20 09:13:08 maxaa iga galay aabahayna muukujiro
ibra_nl - 2010-06-20 12:48:27 caadi mahan akshay kumar atooraha kali ah ee bollywood laga danbeyo waye lkn nasib xuma na dishay cml lolz lkn nin aad ugu weyn waye bollywood
makaraan - 2010-06-20 16:41:43 ibra nl nasiib xuma ma ahan akshay markii uu qosol keno wuu qaataa lakiinse bollwyoodka aya waxa abaalmarinta la isku siyaa jacelka asina jacelka jugta ayuu ka jecelyahay
seytuun - 2010-06-20 16:46:58 luv uuuuuuu akshay kumar umaaaaaaaaaaaaac hal mar hadaa mac i siin laheed farxad ima dhinateen adunka umaaaaaaah
ayuub - 2010-06-20 16:53:39 kkk saytuun ano ika so dhibay tiisan ani ii dhibo cml lolz
Mruun - 2010-06-20 17:48:33 woow viva akshay kuma
Wiilka_Sanadka - 2010-06-21 03:57:43 Wwwwwwwww Akshay kumar Caadi mahan sxb waa Actor jiro waaye..
cizadiin@ - 2010-06-22 15:41:19 yasalaaaaaaaaaaam
rugcade - 2010-08-30 00:39:43 akki is the best of all time sxbyaal
xaashi - 2010-10-30 03:44:27 jilaa wax jira mahidin filimada bollywood qabsaday maba shegtan xageed ku hilmamten actoka sanadjka hitka badan so saray ee ajay devgan wax ad ogtihin maleh ilmaha iyo nagaha an dunida lasocon u sheega by by
Tilly - 2011-04-21 03:41:00 Kudos to you! I hadn't tuhohgt of that!
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween