HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
6338
John Abraham iyo Deepika oo wada keenayo Filim Jaceyl ah.
2010-06-23 02:37:51

 

Jilayaasha Bollywood ee kala ah John Abraham iyo Deepika Pudakone ayaa wada keenaya dhawaan Filin Jaceyl ah oo loogu magacdaray Milaga, kaasoo ah mid dib loo sameynaayo Hindi ahaan maadaama uu asalkiisa ahaa Tamil.

Deepika oo maalmahan ka mid ah atriishooyinka calanka u sida quruxda iyo jilitaanka Bollywood ayaa waxey sheegtay inay ku faraxsantahay inay John Abraham la jisho filimkaan oo ay aaminsantahay inuu noqon doono mid aad loo jecleesto maadaama uu John markaan usoo laabanayo dhanka Jaceylka.

 

John Abraham  ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay jilitaanka Filimkaan jaceylka ah uuna sheegay inuu sugi waysanyahay.

John Abraham ma ahan kaliya aktar ee waxa  uu ku wanaagsanyahay jilitaanka meelo badan sida Vilian oo ay soomaalida u taqaano Laadar iyadoo lagu xasuusto filimadiisii sida Dhoom  iyo New York. Waxa uuna dhawaan bedelay qaabkiisa muuqaalka.

 

 

 

Jilaa News

info@jilaa.com

ogaden boy - 2010-06-22 23:36:13 caadi maaha deepika siday umatashay baan kayaabay OM SHANTI OM quruxna qaar badan bay dhaanta oo isku shega qurux keep going honey lakin jilaa maxaa ku dhacay aktarada hollywood kuwaasna wax kasooqora
SHAAKIR - 2010-06-23 01:54:43 woww waan arki donaa lee idnkana af le haysiin filin lee lakaynay aa hdahdaan waxaan rabaa in aaa idncanaanto jilaa team hadii aa atihiin xitaa nosoo gudbiya heesaha filimantaas amba filinka usamya meelo laga daawado taasina wa TALADEEDA IYO CAANTEEDA SORRY!!
ogaden boy - 2010-06-23 07:19:28 shaakir adigu haydarabad baadba joogta e hindi maxaad kufali
falis - 2010-06-23 10:34:44 waaw deepika best filim jaceylka
SHAAKIR - 2010-06-23 13:41:33 kkkkkkkkkk ogaden boy majoogo aniga hindiya laakini wish in aa joogo waan jeclahy wlaahi in aa mar imaado meshaAS BOOQASGO SUMMERKA AH HADOO ALE IDMO LAKIN ADIGA JOOGO I THING SO RIGHT DATS JOKIN!!
waaniye - 2010-06-23 14:00:14 balaayo gaalo aan ku dhaqan aheyn ayey sacabada utumayaan waxaaba iiku daran midkan magaca qabiilka kashan balo war waad lundeene soolaabta dadyahow habaaran
wafaa - 2010-06-23 14:10:34 oh I love john abraham he is the best acter of bolllywood waaw tht film will be the best I know coz DEEBIKA IS WITH JOHN waaw we shall see how cool tht film will be
ogaden boy - 2010-06-23 20:30:20 war majoogo hay habaarin maxaan kaqabanaa lakin nin aan garanaayay baan ku malaynaayay bro am in kansas city missouri state
shaakir - 2010-06-24 03:26:03 IT'S OKE ANY WAY HINDIYA WA AMEEL JIRTA jamacada leh qofkii tagaab nasiib l;eh. anigaba north amerika kulajogaa ahdii a y faan tagty bahasha.
inanta_somaliyeed - 2010-06-24 11:06:54 shaakir walaalo india anaa ku nool mar mar baadan helayn flimka ilaa shaleemada la saaro waayo waxay diidaan qofkii haduu dawado cidna uma galayso shaleemada waana halka lacagta u badan ay ka helaan tv ga marbaa 1yr ay qadataa in laga soo daayo waanba ka yabay somaliya ka hor dawata lol laakiin maraan joogay Delhi walaahi markaba waan heli jirnay suuqyada kala waalan baan ka soo heli jirnay kkkkkk tuugo.com
SHAAKIR - 2010-06-24 14:14:14 good for u innata somaliyeed sis waan arky sidaA UGA DHAGA DALOOSHA ARIMAHAAS WAAN ARKY WANA JECLAHY ANIGA HINDIYA GOBOLKEE KAJOGTAA INDIA? BOBMAY MISE HAIDRABAD AY SOMALIDA UBADANTAHY ADIGABA ISOO GUDBINAYSID WIXII AAAN UBAAHDO ANIGA WAAN IDNKAFUGAHA NORTH AMERIKA AN JOGAA.
MULIISH - 2010-06-26 04:49:57 A/AC ALL VIVO JOHN ABRAHAM wa jila wanagsan wana xiseya filamantiisa balse an aragno sidu wax u badaley inkastuu badaley qaabka timahiisa malaha jaceylkiisa filamkan ayaa jilitanka qeyb ka ah xaga yoooow jiiiiiga iyo socodka yow wht s up kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk madama uu timahii black amerikanka sameystey lakin warjirabo cakaro aragaanee ARAGTI KALE NINKAN WATO WAANIYE maxad ka so dontey meshan golo wacdi ma yaalee meelo wcdiga logu talagala jirto wan ku tilmamayaa U niversal TV ka codso inaad ka wacdiso si aan kaga dawano balse dabka daji THNXX ALL A/C
Huunsheeye - 2010-06-30 13:17:40 deepika filimkeeda "love aaj kal" was very nice... jilaa.com xamar aan ku ogaa isagoo joornaal ah,,, very nice aqyaarta keep it
Jayhawk - 2011-04-21 07:44:51 RsGy9K That's way more clever than I was expecting. Tankhs!
cadnaan muriidi - 2011-10-02 01:59:55 deepika caadi ma ahan waa atariirasho weyn aktorka weyn ayaa soo caanbixayay shahrukhan
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween