16076

Amitabh Bachchan: Waxaan Jeclahay inaan Filin la keeno Aamir Khan


2010-06-26 03:46:09

Jilaaga weyn ee Bollywood-ka Amitabh Bachchan oo ay Soomaalida u yaqaanan Cali Dheere oo u waramayay saxaafada ayaa sheegay inuu aad u jecelyahay inuu filimo la keeno Jilaaga Aamir Khan uu ugu yeeray inuu yahay nin qaab jilitaankiisa uu aad u jecelyahay uuna aaminsanyahay inuu noqon kara ninka xiligaan hogaamin karo Bollywoodka marka loo eego jilayaasha ku da'da ah Aamir Khan ee haatan suuqa ku jira.

Amitabh Bachchan ayaa sidoo kale sheegay inuu Aamir Khan kula soo kulmay Hotel ku yaalo magaalada London oo ay isla casheeyeen ayagoo kaftan iyo sheeko soo dhexmartay waxuuna Bachchan xusay inuu ka codsaday in xataa Aamir Khan haduu la jili karin film uu usoo saaro film si filinkaasi uu u jilo, maxaa yeelay buu yiri Bachchan, Aamir waxuu leeyahay maskax iyo niyad wanaagsan oo xambaarsan aqoon uu u leeyahay caashaqa iyo waliba qisooyinka jaceylka.

Bachchan ayaa waxaa ay aad iskugu dhawyahiin jilaagaan Aamir Khan iyadoo la sheego inay ku saaxiibeen si ay ugu hortagaan inuu Shahrukh Khan ku rito jeebka magaca ninka ugu wanaagsan Bollywoodka, taana waxaa daliil u ah inay labadaan jilaa iyaga midba midnka kale ku tilmaamo inuu yahay Jilaaga ugu wacnaa Taariikhda India oo Shahrukh ku sheegaan inuu qiso meesha ku hayn ama taariikhda filin uu jilo oo lala dhacay.


Aamir Khan oo lagu sheego Aabaha filimaanta Roomaansiga ee Bollywood ayaa waxuu hore uga qoray bug taariikhda iyo nolosha Amithab Bachchan kaas uu ku tilmaamay inuu yahay halyeeyga uuku daysado marwalba, waxuuna saxaafada dhawaan u sheegay inuu boqorka Bollywood u aqoonsanyahay Bachchan laakiin uu u aqoonin Shahrukhan.

Jilaa News

info@jilaa.com

0
OGAEN BOY - 2010-06-26 01:02:13 siwacan buu uhadlay amithab bachan (cali dheere) runtii waa ay jirtaa in uu yahay AMIIR KHAN actarka jaceylka oo ay qaar kayabinayaan siday udhacayaan iyo qaabkiisa wuuna ku sax san yahay amita in uu yidhaa AMIIRKHAN WAA HALYAY viva Amiir khan AAAMMIIIRRRKKKHHAN FOR EVER
0
ABAHA JACEYLKA - 2010-06-26 01:03:47 WAA RUNTII AMITA AMIIRKHAN WUU YAHAY XIDIGA BOLLYWOOD VIVA
0
qalbi uroon - 2010-06-26 04:19:53 hhhhhhhhhhh walhi amir khan maseeer uu u qabo iyo cadow nimo sherukhan ayaa dileyso marka danbe sharukhan waaa xidiga adunka loogu jecel yahy yaaa aqoon san amir khan waligoood magarayaaan sheru khan waaa halyeey wana xidig wana la og yahy tarikhda uu kuleyahay dalkisa india ilov sheru khan forver nooloooow amir khan down
0
MULIISH - 2010-06-26 04:39:40 A/C ALL QALBI UROON wa sax wa arin ku jirta mesha amithab bachanch wuu ahaa ninka ugu wanagsanaa bollywood lakin waqtigiisa ayaay aheyd manta koley aniga aragtideyda waxan u haystaa inuu sharuuuq qaan yahay ninka ugu wanagsan bollywoodka balse aay xurguf jirto tasna dadka ayaay ku xeran tahay iyo qabka bollywoodka manta ka jiro wana la daremi karaa teeda kale ninka wato AABAHA JACYLKA malgu dhahin amiir qaan ayaa ah xidiga bollywoodka amirna maha shekada ee waxa meesha loo tartaminayaa waa Amitabh Bachanch marka sida ula soco THNXX ALL A/C
0
HIIRAASH - 2010-06-26 07:55:19 jilaa idinka shahrukhan aa taagero utihiin haye war labadaan nin si oday nima ayeey uhadleen shah maxaamesha sogaliyay sxibyaal jilaayasha waa isku mid anaga hanaga dhaadhicina waxaan jirin
0
falis - 2010-06-26 08:14:38 amir khan awal agteeyda nin magac leh ayaa ka aheyd lakiin hadaad SRK mucarad ku noqotay aayad kuuma haayi sidaa SRK meeshuu gaaray u gaar is leedahay godka lugta kala ilaalso awoodaada ku tasho
0
falis - 2010-06-26 08:20:34 Amitabh Bachchan waa ninkii dhihi jiray wiilkeyga haduu sidii SRK ii ahaan ahaa weey ii fiicnaan laheyd maantana saanaa Isku tashta Amitabh Bachchan And AMir Khan
0
jibriil - 2010-06-26 10:17:09 Aamir khan heerka uu gaarsiisan yahay cid ka gartay bolleywood ma jirto acter darecter soo saare intas acter ma talo karo ma jiro shah rukhan waligiiis ma gaari karo Aamir khan eee dadkiinaa filimanta india ssi fiican u soo barta viva Aamir khan
0
mohamed hassan - 2010-06-26 11:34:07 aqiyaarta jilaa.com waa idiin salaamay iyo asaxaabta sharafta leh ee commentska soo qoraan runtii sax waaye amir khan wwoo yahay boqorka jaceylka cali dheerane woo ahaay xidiga bollewoodka lakin hada wax walbo wee is badaleeen maanta xidiga bollewoodka waa sharukhan mana lagaari karo hadee labadooda is soo kaa shadaan amir khan ku ekaaaw boos dhan ayaa lagu siiyay cali dheerane xasuus hore lee ku joog hada iyo sanadao soo socda meesha halyeey weyn ayaa heesto shahrukhan
0
shaakir - 2010-06-26 14:29:45 wa arin cusub lakain wxaa mudan in laiswaydiiyo susha ah mawxa ay kahortgayaan shahrukhan msie tartan kale kuhayaan ileen wa alugyahy tartanka kadhaxeeyo shah yo odayga amitaph xaga shaniimada marka waa wanaagsanlaheed hadii ay islakenaan aflaam labadan jilaa horta waligood maislakeneen aflaam? wada shaqan aan urajaynaa labadooda
0
naasirabiib - 2010-06-26 15:06:20 waa yaab shahrukh waxa aw yahay ma waydiinayao labadan nin waa jilaayaa fiican laakiin shahrukh waa best
0
Garad - 2010-06-26 17:56:27 Akhyaar waan idin salaamy waxaan filayaa in aanay dad badan u lahayn aqoon actorka shahrukh shahrukh waa atorka actorada taasna hadaad doonaysaa waxaad youtubka ka badaan awardska waxaad halkaas kahelaysa ainta jeer eeuu ku gulaystay shaharukh xaga amir khan ka haysto hal mar oo ah wixii 1980 nadii amitab na isagan meesha waa nin jira se marar badan ayu shahrukh khan hortiisku qaatan oscars badan. sxbyalaa idiin waxb aogayn wax iska dhihin
0
ibra_nl - 2010-06-27 07:49:47 asc all falis sxbeey waxa waye tariq bollywood waxad ka taqan aad iyo aad ayey u yartahay bcoz srk iyo amir khan maxa iskaga dan ah iskaba dhaf amita sababto ah amita cml india ma ka so baxayo iska dhaf inu hada jire filinkii DON srk marku jilayay aya waxa mesha ku cadatay srk inusan garin amita ka soco amir sow mahan wa ninka kaliya lagu magacabo aabaha jecelka father of love hada maqasho wa amir khan magacaasna srk ma lahan marka come down falis cadeey
0
reer yaaqshiid - 2010-06-27 09:37:27 dhamaan waan idin salaamay kadib hadii aan sii guda galo qaraal keyga waxaa wax lalayabao ah amir khan waa actor reer khan ah reerkhan waxaa madax u ah waa srk oo loo yaqaano boqorka reer khan am king khan ninka loo yaqaano oo srk marka rer amir khan meeshaas ayeey lagu dhaafay ee ha raaali noqdaan hadii ay miizaaniyadaas soo garan kadib ayaa latartami karan srk kama hadlaayo odayga bollwood cali dheere waa nin oday ahhada ay srk qaab oo u celiyo waayay hadane doonaayo in uu garab karaadsado amir khan masa ila ahain in ay labadooda celin doonaan xiligaaan hada lagu jiro iyo kan soo scodabo
0
Hassan inter - 2010-06-28 02:11:57 Asc dhaman asaxabta marka xigta amitah iyo shrkh isku mid maba ahan waayo amitah waa boqorka boollywodka shrkh waa boqorka rer khan marka yaanan lesla mel dhigen mida kale amir khan waa nin culus filimada uu sameyo masamen karo shrkh lkn nasibka ayaa u samixi waayay inu ku guleysto filimadas
0
Kilo1234 - 2010-06-29 19:02:25 Horta akhyaarta meesha fikrada ka wada dhiibatey waad salaaman tihiin...waxaana arkaa iney meesha ku yar yihiin dad aqoon u leh micnaha ACTOR- ka ama jilaaga.. Amir khan iyo Shah rukh khan meel islama geli karaan sababtoo ah shah rukh khan wuxuu ku wanaagsan yahay Emotional movies ama Drama movies oo 30-kii sano ee lasoo dhaafey aflaanta hindida ay ku dhisnayeen hadase waalaga gudbey waad aragteen ..fILIMKII LAGAAN ama 3 IDIOTS Shah rukh khan haddii loo dhiibi lahaa ma idinla tahay in xitaa dadka lacag la'aan ay ku daawan lahaayeen waa maya...Amir waa action hero romantic hero comedy hero..shah rukh khan waa Actor aflaantiisu ay dhoocilaha 13-18 jirka ah ay xiiseeyaan oo aan aqoon u laheyn micnaha ama qaabka filin loo dhigo..dib u fiiri inta filin uu dhigey Amir iyo inta uu dhigey Shah rukh..daqli aflaantaas xataa kasoo gasha isu mid maaha Hal action ayuu wataa meeshaana waxaa loo baahan yahay inaad noqotid multiple actor ..
0
ak - 2010-06-30 10:17:36 waa sax sxb waa runtaa taas terazameen bar abad xitaa bollywood nin jilo iska daaa drictor alifikaro malahan Amiir fantastoic man srk is good lkn not like Aamir
-1
nihaa - 2010-06-30 17:31:09 aniga hadal kay waxa ku so koba shahrukhkhan malagu cadabayo maxa flim u jili waysay
0
nihaa - 2010-06-30 17:52:55 wax yar plz isku daya ina aqrisan qoralkayga..... akhyarta horta waxa flimanta xugmiya dad noga khibrad dher sidas ay tahay srk waxa uu mutaystay inuu ka helo magacyo badan bollywood sida king of bollywood ..king khan.. badshaah.. tom cruise in bollywood iyado sas tahay carab way mah mahday wax ayana tiri عندما تكون مكروها فعلم انك افضل marka tahay qof la neceb yahay ogow ada ugu ficane...... amita waxa u flim dhigayay 41 sano waxa u qatay 4 gob amir waxa u flim jilayay 22 sano wax u qatay 2 gob shahrukhan waxa uu flim jilayay 19 sano waxa uu gob qatay 7 goob marka oo waliba srk flimkisi ugu horeyay gob ayu ku qatay amir iyo amita ma samynin waxa uu sharukhan 19 sano ku sameyay iyo sida uu bollywood u hor mariyay marka idinka ayey idn jirta sadexdas qof kii wangsan oo runta kas hegi lahayden
0
nihaa - 2010-06-30 17:55:31 Khan has won fourteen Filmfare Awards, nine Star Screen Awards, four IIFA Awards, eight Zee Cine Awards, three Bollywood Movie Awards, two Global Indian Film Awards and many other awards. He also has won all the Best Actor awards at Star's Sabsey Favourite Kaun Awards, and was nominated for Best Actor at the Asian Film Awards.
0
nihaa - 2010-06-30 17:59:05 ogada akhyarta srk waxa ka kob badan hal nin oo lagu magacabo dilip kumar actor kan magacisa saxda ah waa yusuf khan waxa uu haysta 8 award best actor in bollywood srk na 7 ayuu haystaa
0
kilo1234 - 2010-07-01 00:25:31 nihaaaa....kkk waad iga qoslisey wallahi..hal filin oo ghajini u dhigma weligiis srk malaga yaabaa inuu isku dayo xitaa??? waa maya waa filin qosol romantic real action.. isugu jira kan aflaantiisu waxey ku kooban tahay ooyin iyo beer jileecsi dumarkuna waxaasey moodaan acting ..ninkaan AMIR KHAN ah Hollywood ka ayaa aqoonsan oo Academy award nominnee ayuu noqdey srk 2035 kana ma galaayo..kkkkkkk
0
nihaa - 2010-07-03 09:20:33 kkkkkkkkk kilo1234 wa mahd san tahay horta gjini anigab wa dawaday oo gjini srk lo dhibi lahaa lasim awar uu ka keni lahaa so inta flim uu diiday srk amir lo dhibay ayat ma ka kenin aniga amir ma necbi oo waa favourite actor kayga lakin ma sinayo wax usan xaq u lahayn runti srk iyo ark labadas nin world ga kala reebay aniga ma ihi
0
croisiere - 2011-02-02 11:06:29 Hello! I am absolutely amazed at how terrific the stuff is on this site. I have saved this webpage and I truly intend on visiting the site in the upcoming days. Keep up the excellent work!
0
zooozzka - 2011-05-24 09:04:33 shaakir hadaan kaaga jawabo su'aashaada waa maya aamir iyo shahrukh islama keenin filin ee lakin waxaa qalad ah haddi ay amit iyo amir ay filin wada keenayaaan ina ay aktor keli xirfadiisa ay liidaan ama ay dacaayadeeyaan, waayo shahrukh aniga ma taageersani ee lakin iyaga oo keliya in ay isku mashquulaan ayaa fiican oo ay shaqsi kale ku mashquulin.....
0
Lillah - 2011-06-16 08:23:29 In awe of that answer! Ralely cool!
0
Darnesha - 2011-06-18 11:36:51 HHIS I shloud have thought of that!
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Fanaanka Gulled Ahmed oo ka Tumay Virginia