|
|
5110 | Tweet |

Xidigadda Bollywood ee Rani Mukerji oo Sanadahaan dambe ay saxaafada India galisay wel wel iyo cabsi kadib markii ay tooshka ka daba qaadatay warfaafinta iyadoo Rani laga qoryaya warar xan ah ama kutiri kuteen oo sheegayay inay si hoose u guursatay nin, kaas oo lagu magacaabo Aditya Chopra oo ah soo saare leh shirkada aflaamta sameysa balse Rani Ayaa arrinkaasi beenisay oo iska fogeysay sheegtayna inaysan aheyn xaas oo aysan guursan waxna aysan ka dhexeyn Aditya Chopra oo ah ninkaas ay saxaafada qoorta u galisay Rani.
Rani ayaa sheegtay inay ka naxday markii ay iska aragtay idaacadha iyo joornalada iyadoo lagu sheegayo inay si hoose u mehersatay ninkaasi oo ay xaas tahay sidaas darted ay filimaanta ugu gaabsatay waayahan dambe maadama uu ninkaasi u ogelyen waxeyna Rani ku tilmaamtay arinkaas warar aan sal iyo raad laheyn oo ay ku mashuushay arrimo ganacsi oo aan lug ku lahyen wada socosho ama xeriir.
Atriishada Rani Mukherjee ayaa la waayahan dambe aheyd jilaa aan la baxin karin lacagta ay ku dhigto aflaamta ayna ka qaalisan tahay atriiishooyinka hada jila aflaamta maadama ay Rani halka filin ay jisho uu noqdo mid caan ah ama laga daba dhaco taas oo ugu wacan qibradeeda iyo inaysan aheyn atriishooyinka filimada aan macnaha laheyn iska sameeya.
Jilaa News
info@jilaa.com