HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
4303
Hrithik Roshan oo soo wada filinka Krrish 2
2010-07-13 03:37:05

 

Jilaaga Hrithik Roshan ayaa dhawaan keenaya filinkii laga daba dhacay ee Krrish 2 oo ah qeybtii labaad ee filinkii hore oo ahaa mid ah Qayaali laakiin aad u saameeyay dadweynaha xiiseeya aflaamta Hindiga iyo waliba taageerayaasha Hrithik.

Rakesh Roshan oo ah Aabaha dhalay Hrithik oo ah soo saaraha filimaanta uu ku gaaray guusha wiilkiisa ayaa ah ninka u sameeyay haatan filinkan Krrish 2, waxuuna hore ugu sameeyay wiilkiisa aflaamta kala ah Koi Mil Gaya, iyo waliba kuwa kale, waxuuna haatan ku wareejiyay qisada filinka oo uu sugaya inay isla eegaan ninka habeeya filimaanta ee Robin Bhatt lagu magacaabo, iyadoo uu soo jeediyay ninkaas in markaan labadelo Priyanka Chopra lagana dhigo atriishada Deepika Pudakone maadaama ay diiday Katrina Kaif inay filin la sameyso jilaaga Hrithik Roshan.

 

Krissh 2 ayaa ka duwanaan kii hore waxaan la sheegay inuu markaan Hrithik ku matali doono inuu yahay laba qof oo kale iyadoo uuna jiri doono laadar ama tuug si daran u raadinaya Jilaagaas.

Hadaba dadweynaha ayaa isweydiinaya Filinkaan Krrish 2 inuu ka xiiso badnaan doono midkii hore iyo inuu ka liidan doono lase arki doonee waxii kasoo baxo.

Jilaa News
info@jilaa.com

Idileey - 2010-07-12 23:50:40 Yaasaalaam Hrthik I love you markale aa iga farxisay filinkaan ma sugi kari Krishh 1 waxuu ahaa filin jira kana waxa rajeynaa inuu noqdo mid ka macaan I lovvee you hrithik laakin naaga qabtaa ...
OGADEN BOY - 2010-07-12 23:51:20 MAXAA IDIN DIIDAY IN AAAD WAX KHAYRNOOLE AAD NOSOQORTAAN INTAYDU DHALINYARADA JIDKA KASII HALABINAYSAAN ILAHAY KABAQA OO USOOQORA WAX IYAGANA IF IYO AKHIRABA UROON FILIN AAAD DAWATO WAXAA KA KHAYR ROON ADOO HAL AAYAD AKHRIYA (MAN YUMIN BILAAHI WAL YAWMAL AAKHIR FAL YAQUL KHAYRAN AWLIYASMUT)
kamaal - 2010-07-13 09:40:35 hrithik waa saxad qof laba ma ahan lolz wali waa wiil aabahiis iyo awoowahiis kakakkaka
ayaan - 2010-07-13 19:12:31 asc. agadeen boy adigaa hadii aad xiligaagii soo qadatay dhalinyarta sanadka uu daa xiligooda ha raxeestanee. hrithik waa jilaa qatar ah oo laga daba dhacay
OGADEN BOY - 2010-07-14 00:12:14 in aan kayarahay ayaan filayaa Ayaan iga walaanan da ahayn e dantu waxay kujirto ayaan inadeer sheegay
princess-qoraxey - 2010-07-14 02:17:42 woow inaba cadi mahan hiritik OG boy waallal mcn ayan side ku shegtay waye haku mashqulin dhalainyarada waqtigooda wacdina halkaaan loma soo galo thnx
falis - 2010-07-14 10:25:29 waxeey ila tahay hadii actar hiritik roshan uu jilaya inuu ka sii qatar san yahay krishkii hore
ayaan - 2010-07-14 11:28:42 waalo boy hadii adaan adiga xintaa ku mashquulin barnamijyadaan maxaa ku tusay adiga ayaa galeeysaa adigaa ayaa naga waninaayo. wasidoow kuu shegay princess halkaan wano loga ma bahna marka adigaa hadii oow sanadkaii ahaa 000 ka hadaa waa 2010
Xamdi Jaale - 2010-07-14 11:55:58 i hit Jilaa once a week these dyz these dimming world kept me buzy, hirthik waa jira i hope filinka soo socda inuu mid fican noqdo. lolz @OGADEN BOY walal meeshan maxa ku tuse adi maa adid meelaha wadaada isku qarxiyan.
yasmiina - 2010-07-14 16:36:53 woow i love you hrithik roshan
shaakir - 2010-07-15 00:12:44 warka isiiya wwoww lakainj atarashada wa ajirtaa laakin gabdho kale aan laraby waa sax way fiicantahy markasto oo lakeenayo filin qeebtiisa labaad in labadalo atariishada filinkaas gabdho kale aan laraby aniga padeka wa iskacaadi i hope it will be good filim!!
man - 2010-07-18 04:48:50 hooyadiin hirithik ayaa inka dhalay miyaaa markaad kuhaysaan ilove you hirithik aabihiina ha waso ayaan idin leeyahay adinkana dabaad iyo afkaba udhiibta saxsina lakeena hadii aad sana uje cceshihiin
nihaa - 2010-07-18 19:15:29 waaw hrithik iyo abihis waxay hormar ka garen fliman badan sida kaho na pyar hai.. ko mi gaya... krish.. kites ... iyo waliba hadda ay so wadan krish2
naima - 2010-07-20 14:13:27 hey hrithik in aad caysaan meshaan nilama dhahin comment ka biixiya soo bro calm down aya ku dhihi laha yaa maqsuud
kk - 2010-07-21 03:31:48 haa lkn yaa actor ka ah magaraneesaa misa
Akki - 2010-07-22 19:05:12 asc wrb nacaskan man wato war adunka tagero jirto dadka ha caynin adigaba waxa lag ayaba in ad kubad jeceshahay marka qof kasto qof ayu tagera marka adiga comment mesha ka dhibo ama iska tag
wiil boy - 2010-07-26 21:14:13 hrithik roshan aniga iyo asgaa xaleyto ayaa isal casheeney waxa i shegey filmkaan inuu yahay super hit aduunka uga qaali san 3 khan like salman khan and SRK amir khan iney ku daad san taahy VIVA hrthik cadowgiis ha jabo difoosihiisa hanoo ladaan gaar ahan gabdhaha anaa ku haysto noooh ilove u idiley and yaasmiin maxa ka dheh kartaaan loooooooooooolz
shaafici qalbi - 2010-10-05 13:30:33 wawa wa layaba hadba hrithik oo an ku xasuu sano in uu yahay nin caan ku ah aflanta in diya hadana mar kale dib ujilaya filka krris 2 arki doonee asi doone ??
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween