HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
7428
Abaalmarinta Jilaa-Nomadlyrics ee Fanaaniinta 2010 Somalia
2011-01-07 06:15:34

poster

Shabakadaha Arrimaha Fanka iyo Jilaaga ee Nomadlyrics iyo Jilaa.com, ayaa waxey qiimeyntooda fanka ee Sanadka 2010 ku doorteen fanaanka Jilaaga iyo waliba Abwaanka Sanadka iyadoo Fanaaniinta iyo jilayaasha magacaawnaa ay afkaaro lagu xulayo u qaadeen Guddi gaar ahaa oo ay Hey'dahan u magacaabeen dhawaan waxaana loo doortay kaalimo Faneedka Sanadka 2010 sida hoos ku qoran.


Fanaan ugu fiican / Best male singer
Axmed Biif



Fanaanada ugu fiican / Best female Singer

Ikraan Caraale



Gabar ugu qalanjeysan/ Sexiest female Singer

Farxiya Fiska



Video clip ugu shidan / Best Clip Song

Samir by Gulled Ahmed ft Fartun Cumar

 


Best Musician

Maxamed Karaama



Heesta sanadka / Best Song
Haraad by Shamso foot - Xusen Shire



Soo saare ugu fican /Best Director

Heykal Axmed



Majaajileeste ugu fiican / Best Comedian

Cabdihakin BR



Gabar ugu labis fiican/ Best Style Female

Raxima Abukar

 


wiil ugu labis fiican/ Best Style male

Raxima Abukar



Hees ugu fican oo dib loo qaaday / Best Remake Song

Huburow - Liban Adan (original heesta waxa iska leh Xasan Adan Samatar)



Fanaanad cusub oo ugu fiican / Best Debut Female

Sagal Arts



Fanaan cusub oo ugu fiican / Best Debut Male

Abdiwahab Booska



Abwaanka sanadka / Best Composer/ Song writer

Jooqle Shire



Film ugu fiican / Best Movie

Dhig Ama Dhaqo



Jilaaga ugu wanaagsan / Best Actor

Cali Hiiraan


Shabakadaha Jilaa.com iyo Nomadlyrics ayaa sidoo kale soo saaray Shahaaddo lagu abaalmarinayo Fanaaniintii ama Intertainerska Sanadkii tagay ee 2010 iyagoo dhawaan guddoonsiin doono.

Gudiga Qiimeynta ee Jilaa/Nomadlyircs oo qaatay waqti dheer ayaa waxaa ay ahaayeen quburo ku xeeldheer arrimaha fanka kuwaasoo ku kala sugnaa dalka Gudahiisa iyo dibadiisa iyagoo ugu dambeyn xukmiyay fanaaniinta istaahisha in loo magacaabo inay igu wanaagsanayen Sanadkan.

Waxaan ugu dambeyntii u rajeyneynaa Abwaanada hal abuurada , Jilayaasha iyo Fanaaniinta Soomaaliyeed Nasiib wanaagsan iyo inay sanadka xiga ku wada ciidaan Dalkooda.

Jilaa News
info@jilaa.com

xaq sheeg - 2011-01-07 13:38:51 ahaha waa beentiin
haboon - 2011-01-07 13:49:36 wlhi run aa ka sheegtiin sida heesta ugu fiican harraad, video clip, sagal arts...jilaa iyo nomadlyrics wax fiican ayad sameysen meeshas ka sii wada. abaalmarin waa wax aa u bahanahey inaa ku dhiiri galino fanaaniintena caajiska naga bi'iya...thnx jilaa.
Xiis - 2011-01-07 15:13:15 Waan ku faraxsanahay in aan arko qiimeyntan oo rag aan saaxibo nahay ay wax ka wadeen. Dhanka kale waxaan u hambalyeynayaa Shabadda Jilaa.com oo inta badan ka hadashada arrimaha bulshada (the social affairs). Jilaa was offline before in Mogadishu, but it is now Online in some where else the World . Thanks all the managing and Staff of Jilaa.com
bisle - 2011-01-07 15:31:37 weldone jilaa ugu uyaraan codkeyga wa au jeeda Best video cilp Samir kkkkkkkkk and jooqle
qamar - 2011-01-07 16:23:49 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war maxaa kawadiin waxaan majiiroo manajiridono fanaan kafican k'naan warsame mana jiriidonoo jilaa kafican il kacasee jilaa waxaad is ka sooooooooooo qortaa waxa walboo oo idiinkusodhaco kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk looooooooooz
cabdi xakiin faarx - 2011-01-08 03:59:58 war cali hiran halagadhigo actor ugu wanaagsan somali c.xakiin bro halakadhigo comedian ka ugu fiixcan
moha yare - 2011-01-08 10:51:00 aaha meelaha qaarkood waad kabaxsateen lkn meelaha qaarkoodna waad ku fashilanteen jilaa wax ayaa idin ka si ah ixiinu daacad maahan
shaakir - 2011-01-08 17:45:35 wow waa wax lagu farxo saas ugo dadasheen isku hawlida dheer. wana mahadsantihiin jilaa team iyo kuwa kale.lakain waxaan umalaynayaa in ay dad yar kamaqnyihiin? hadii aan carabka kutaabto sida fananada aamino dhool,nimco dareen,iyo gabdho kale.sida fanaanka maxamuud amoore,iyo wiilal kale.
Muhanad cali - 2011-01-08 20:35:59 Waaw jilaa waafiicantihin all laakin jilaaga ugu fiican cali hiran kabadal ilkacase ayaa leh waa macalinkisa
boote - 2011-01-09 15:53:08 waad mahadsantihiin jilaa sidaad nooga faaqideyn waloow jilaaga ugu fiican muran kataaganyahay hadana koley sisday ahaataba sibaa looqiimeeye hanaga iloowina inaad nooga soowarantaa biladaha filmfareka dadka usharxan thnax jilaa
dafsd - 2011-01-12 04:17:20 siciid guuleed waa run waa ninka ugu labis wacan
Qoor Dheere - 2011-01-25 14:08:33 fanaanka ugu wanaagsan waan idinku raacay, lkn fanaanada ma aqaan iga raali noqda, tankale jalaqsanaanta waan u qiray, inata cusub ee sanadka ayane waan u cudeeyay, fanaanka labiska guled muran kama qabo, majajilistaha, sanadka doodkama aan keenin, abwaanka iyo jilaagana codkayga waan siiyay, filimkana waan ugu daray, musiciistaha yaan katagay, soosaaraha waaba aabahay isoo barbaariyay kalinta koobaad wuu u qalmaa, fanaaka cusubna ilaah ha noo deysto, fanaanada labiska inaan ilaabin yaalay modin, lkn wali magaran fanaanada sanadka, hees sidee ah ayay qaadaa waa iga su'aale
cumar - 2011-02-17 11:33:23 aad baan ugu qancay xulkan aad soo xusheen iyo kaalman aad kala galiseen fanaaniinta thanks
ciise yare - 2011-04-08 04:48:13 hahahahahah aad ayaad u mahadsantihiin jilaa.com sida aad oga faalooteen arimaha faananimada sadankan kacsn aqiyarey anigana ha la iga dhigo quruxlowga sanadkan looooooooool
ciise yare - 2011-04-08 04:48:13 hahahahahah aad ayaad u mahadsantihiin jilaa.com sida aad oga faalooteen arimaha faananimada sadankan kacsn aqiyarey anigana ha la iga dhigo quruxlowga sanadkan looooooooool
aaqil yare - 2011-05-19 08:39:08 hahhahahahahahahhahaa wix la rabo maa liska sheeg ma waxaad keneesin waxaan aduunka ka dhicin fanaanka ugu libsi fiican maa wax lisku siyaa hahahahaahhahah halisku dheel .com ahaaa J.ilaa...
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween