HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2905
Karan Johar oo guur Lagu soo qaaday.
2011-03-31 02:17:09



Filim Sameeyay da'da yar ee Bollywood laguna magacaabo Karan Johar ayaa markii ugu horeysay lagu soo warramay inuu guur u diyaar yahay isagoo si qarsoodi ah sanad kula socday gabar ay dhaleen qoys ay asxaab yahiin reerkiisa , gabadhaasoo ku nool Magaalada New york ayaa lagu magacaabaa Vandana Melwani waxeyna nasiib u yeelatay Soo saarahaan weyn ee guulaha waaweyn ka gaaray Bollywoodka, iyadoo ay taasi dheertahay In Karan lagu xaman jiray inuu yahay nin aan naagaha ku lug yeelan oo uu yahay mid aan waxba ka tari karin dumarka sidaas darteedna uu ka dheeraado balse markaan waxaa muuqata in Karan uu jabiyay shakigii laga qabay waa haduu arrinkan ka dhabeeyo.

{loadposition user 7}


Wargeys kasoo baxa magaalada Dubai ee ka hadla arrimaha Bollywoodka ayaa ka dhawaajiyay in Karan uu iskaga daba laabanayay sanadkan magaalada New York ee dalka Mareykanka halkasu kula qaadanayay gabadhaan waqtigiisa isagoo iska qarin jiray saxaafada , Waxuuna Mr Karan kusoo diyaarin jiray gabadhaas agteeda Qoraalada aflaamta maadaama uu aaminsanaa inay tahay saaxiib uu ku nagaan karo.


Hadaba waxii arrimahaasi kasoo cusboonaada kala soco Jilaa.


Jilaa News
info@jilaa.com

yaabka yaabkiis - 2011-03-30 23:14:55 hadaba wixii ka soo kordha kulahaa waraa adiga waakaa waalatee warwaxaan waaba macna yaree
dalmar - 2011-03-31 03:01:06 akhristiyaashiisa ha noqon waa la yaabay dadkan wesite ku xidhan hadana wax ka sheegaya ama iska daaya ama cayda joojiya...
fabregaas - 2011-03-31 11:28:29 war jilaa waxan rabaa filmki indian ugu qaalisan yawa filmki waye jilaa waxan rabaa in leysheego mahadshanidiin
jilaa.com - 2011-03-31 12:23:43 dhamaantiin waad mahadsantihiin
Boote - 2011-03-31 18:42:44 Fabrigas filmka ugu qaalisan india marki layiraah dibada filmka lacagta ugu badan lagaqabtay waa my name is khan waxaa lagawadaa india meelaha kabaxsan aduunka india gudaheed filmka ugu qaalisan waa 3idolots iskafahan
raaaxeeyste - 2011-04-01 10:02:26 war nagatay fimki uguqaalisanaay wa film kresh oo actr kahay waxan iskoorka kajibiyey fimki blue ee wadeen aksha and sanjay dutt ee sxb wad qaldantahay boote
fccaanka - 2011-04-03 10:39:45 war hedhe actorada dhan ee india labo labuuf lee waaye maxaa kanna maku darsoomay iga dhuunta dheh
boote - 2011-04-04 04:54:46 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 24/03/11 Rank Last Week Star Release Count Points Weekly Points Change 1 1 Shahrukh Khan 2 395.00 2 2 Aamir Khan 2 250.00 -5.00 3 3 Saif Ali Khan 5 4.50 -4.50 4 4 Hrithik Roshan 2 -64.10 - 5 5 Ranbir Kapoor 4 -159.00 - 6 6 John Abraham 3 -199.90 -3.50 7 7 Shahid Kapoor 4 -248.60 +1.80 8 8 Akshay Kumar 11 -346.75 - 9 9 Abhishek Bachchan 5 -353.40 +3.50 10 10 Imran Khan 3 -412.00 - Archives: BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 17/03/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 10/03/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 03/03/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 24/02/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 17/02/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 10/02/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 03/02/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 27/01/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 20/01/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 13/01/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 06/01/11 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 30/12/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 23/12/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 16/12/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 09/12/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 02/12/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 25/11/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 18/11/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 11/11/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 04/11/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 28/10/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 21/10/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 14/10/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 07/10/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 30/09/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 23/09/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 16/09/10 BoxOfficeIndia.Com Star Power Ranking OVERSEAS 09/09/10
yaa arkay - 2011-04-05 02:28:16 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waraa nina haduu waxba isku haynin maxu hada naag udawa ordaya waxaan layabanay yaa arkay ninka alaabtisa oo waxaan sheegayo:D
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween