HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2471
Karan Johar oo Salman Khan ku baryaya Filim inuu u matalo
2011-05-01 03:30:19

 

Jilaaga Bollywood ee Salman Khan ayaa ilaa iyo goortii uu soo saaray filimkiisii Dabangg waxuu bartilmaameed u noqday soo saarayaasha waaweyn ee Bollywood sida Karan Johar oo wada ishaartay Salman si ay ugu dhiibtaan filimadooda soo socda ay dhawaan sameynayaan.

Karan Johar oo haatan Salman ku baryaya inuu filimo u jilo ayaa waxuu aad daacad ugu ahaan jiray Jilaaga Shahrukhan kasoo uu aad u aaminsanaa balse waxaa muuqato in markaan Salman uu awood buuxda kusoo jiitay indhaha directorkan.

Salman iyo karan ayaa shaqadii ugu horeysay dhexmartay filimkii Kuch Kuch hota hai kaasoo uu salman ku lahaa door aan sidaa u buurneyn waxaana markaana uu Karan ka sheegay barnaamijkiisa inuu Jecelyahay in hadii uu aqbalo qorshahaan uu ka dhigayo aktarka koowaad isagoo Kajol iyana ka dhigaya atriishada.

Jilaa News
info@jilaa.com

sharukh - 2011-05-01 06:17:37 woow best salman wu hormaray lkn sharukh khan kama hormari karo haduu waashana
muhanad calai - 2011-05-01 06:33:51 hadalee miyoo soojiitay diroctaryada actarka waa caayseyn reer jilaa waligiis ayuu caan ahaa film aalagutuugayna hadhihina salman film lagumatuugoo oodhadana karan johar ah. karan filmkiisa horaa lagadafaa inoo gadmayo leeska ogyahay
suldaan - 2011-05-01 10:15:11 jilaa waaba ka dareen walahay directorkan. waxuu leeyahay inuu sheekada filimka u gudbiyo aktar ka si ay isula shaqeeyan kabacdi ayaa lasoo bandhigaa filimka dadka matalaya lakiin directorku wax ma baryo ha ceebay nina karan johar maxaa yeelay waa nin cana salman khana isagaa raba inuu matalo filimada si ay shaqadiisu ay usocoto lakiin directorku waa ka awood wayn yahay actor ka ee kala barta awoodaha jilaa fadalan sharukhana isagaa mash qulaba oo hada ilaa 4 filim loo dhiibay labo ku jira matallitaan koda karana qofkuu rabuu lashaqayn karaa ma ku xirna sharukhan hoosu dhaciisa lashaqaynta karan uu lasha qaynayo salmaan ............
cirfiid - 2011-05-02 02:17:56 hahahah naga daya hee jilaa waligeey waxa arki jiray director la tuugayo mahe director wax tugaayio aa see camal karan johar xata hadi oo rabo 5 atore ayo hostiis keni kara ninkaas shahrukhan iyo kajol oo bollywoodka heesto ayaba ka danbeeyan bee salman khan oo tugay maa idinkana keenten hahah waxa xa susatan farah khan oo karan ka ficneen meqo atoro aya ka daba ordesay directorka wa lo taga filin aya la wedista mahe asiga dad ma tuugo maraxyaal
Qasaaye - 2011-05-02 04:11:34 Kuch kuch hota hai yaa director ka ahaa
mucjiso - 2011-05-04 06:27:04 karan johar ayaa ka ahaa see wax ka noqatay Qasaay
cadde - 2011-05-05 05:42:47 kkk fiiri akhyaaray salman khan aktarka ugubhaysta waaye bollywoodka film maantiisa iyo macal talifishinadiisa sida big boss 4 iyo duska dum marka salman khan number one waaye hada waaweyka sallu
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween