HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
8114
Nimco Dareen Heesteeda Ubad oo maalmahan Kacsan
2011-05-09 20:21:11



Heesta Ubad oo ay ku luqeyso Fanaanada Nimco Dareen ayaa maalmahan aad looga dhageystaa Goobaha ay Soomaalida iskugu timaado ama ku caweyso iyadoo dhanka kalena dadka isticmaala facebook ay aad u wada wadaagaan heestaas dhageysigeeda.

Nimco Dareen oo ah Boqorada Dhaantada Soomaaliyeed ayaa sida ay caadada u laheydba waxey heestaan Ubad ku lartay Music laga dareemayo jugta dhaantada iyadoo qofkii maqlaana uuku raaxeysanayo.

Erayada Heesta ayaa waxaa ka mid ah Inkastoo Amaantiyo Ereyada Kalgacal, Uruugo & Xanuun Uurkeyga ku Reebtey,  Adiguna Ogsoonow Olalkiisa Caashaqa, Uurka & Qalbiga Afka kaama Daayo
Alle Waxaan ka Tuugaa, Alle Waxaan ka Tuugaa, Inaan Aqal wada Galnoo, Ubad kuu Xambaaro

 

Halkan Ka Daawo Heesta Ubad

Jilaa News
info@jilaa.com

Shankaroon Ali - 2011-05-09 18:30:46 Woow Nimco Dareen waa jeclahay caadi ma ahan heestaan , maba ka daalin inan dhageystow ax ajeclkahay qaabka ay isku ruxdo Nimco
dhagaxbuur boy - 2011-05-09 19:18:33 lol maxuma
ali - 2011-05-09 19:48:32 waaw run ahaantii heesta maxumo lkn muusikada iyo heesta ma isbaaseeyaan xoogaa hadaad ufiirsato lkn waa cod macantahay nimco si walbo ee ahaato
dhagayste qaran - 2011-05-10 04:07:48 waaaaaaaaaaw walle tani hees mahahee waa malab waryaadha meeye ilama ikraan caraale nacalaa iyo tii idin soo shaqasay ku yalee fanaanĂ­inta kalabarata maqsuud baa hore y wxuu u yiri "kala mudan fanaaniintu ye kala cod macaan fanaaniintuye codadkedi yo muuqa iyo quraxda maqlka iyo dhagaysiga musigada baxaysana waa nimca dareen duulka somaliyeed qarbaa daruuraha dhaafay qarana qiiray la oo yayayan sida ikraan caraale" YAA MISKIIN :"
jamal jaan - 2011-05-10 05:02:22 waaw gawadh boqortooya u ekaatayaa see cml mxey cuntay waa kaa qeyliyay sxbey waxaa tahay qof aad u qurux badan cod macaan waana kaa helay qof yahey sii wad sii wad sii wad
kadar moha - 2011-05-10 06:18:23 ojjjjj, waraa gawadha qurux badana, jecliyaa ayaaaaaaay, gawadhaan hadan heli laha mawa hadli laheen, guriga kama so bixi laheyn
junuuc cali - 2011-05-10 08:08:55 viava dareen ilove you dareen caadi mahan qoftaan waa xx
kiko - 2011-05-10 13:53:01 waar heestan date keeda dhacay oo 3sano ka hor ayaan aragnee wax cusub ma haysaa jilaaaaaaaaaaaa lllllolo wixii cusub caalamkaa jecel nooo
xigmad - 2011-05-12 03:31:31 nimco waa fanaanad cod iyo body macaan also she dance well mansha allah
rakuub - 2011-05-12 11:02:31 all fanan somali ha noladan ninmco dareen caadi mahan
moha - 2011-05-13 09:38:29 nimco waa fananad shidan qabka xabadka ay uruxdo xitaa wan jeclaystay
G****** - 2011-05-13 13:53:24 k.. aaad ayaan oola dhacey heesahaaga nimco dareen caadi ma tihid waad yara shidantahey aad anaa hurdadu iiga soo dhacadaa markaan daawado heeshahaaga mar mar qaar xitaa waxaan kaa dhex arkaa barkinta aan ku jiifo markaas ayaa kaa cadeystaa looooooooooooooooooooooool'z
muse - 2011-05-21 02:46:53 aniga waxaan qabaa waxba mahayso wax ay lasoo shirtegtaa heeso bililiqo ah
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween