|
|
2928 | Tweet |

Filinkan Bollywood ee Ready oo Salman Khan jilaaga ka yahay oo ah mid Comedy ah ayaa soo baxay 3-da bishan June oo waxuu filinkan soo fuuay shineema xiligan oo jilaagaan filimadiisa aad loo xiiseyno kadib markuu dadka ku cajabiyay filinkiisii Danbangg oo wali aan ka dhicin shaashadaha Caalamka.
Salman ayaa waxaa la jilaya filinkan atriishada Asin oo caan ku aheyd filinkii Ghajini ee Aamir Khan ay isla wadeen waxaa sidoo kale la wada jilaaga Paresh Rawal iyadoo uu filinka Director ka yahay Anees Bazmee.
Halkan ka daawo Trailer-ka filinka Ready.
Directed by: Anees Bazmee
Produced by: Rajat Rawail, Bhushan Kumar, Nitin Manmohan, Kishan Kumar, Sohail Khan.
Starring: Salman Khan, Asin, Arya Babbar, Paresh Rawal, Puneet Issar, Mahesh Manjrekar, Akhilendra Mishra
Music by: Pritam, Devi Sri Prasad
Cinematography: Sunil Patel, Thomas Xavier
Editing by: Ritesh Soni
Distributed by: T-Series, Rawail Grandsons Entertainment and
Jilaa News
info@jilaa.com