HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
4940
Daawo Fartuun Birimo oo ku Baashaleysa Qaaci
2011-07-08 01:58:02

 

Fanaanadda Soomaaliyeed ee Fartuun Axmed Sahal oo loo yaqaano Fartuun Birima ayaa waxaa video gan ka muuqata inay kusoo bandhigtay ciyaar Niiko style oo iyada gaar u ah taasoo ah Niiko Soomaali oo ay ku dartay qaabka carabta ee Bellydance loo yaqaano   iyadoo ku baashaleysa jawi deggan  waxaana  Muusigga Qaaciga ah u  garacaya Muusikiistayaasha kala ah Kooshin , Cumar Gaaloos , iyo Cabdi Biyaano oo Oorganka ka tumayay.

 

Birimo ayaa ah Fanaanada kaliya ee isku darta Ciyaarta iyo Heesaha ay Qaadeysa iyadoo aad ugu soo jiidata dadka daawanaya Ciyaartaan qaaska u ah oo ay iskula jaad qaadsiiso dhexdeeda iyo codkeeda.

 

Halkan ka daawo Niikada Birimo oo soo duubay Waaga Cusub

Jilaa News

info@jilaa.com

dhagaxbuur boy - 2011-07-08 02:28:00 waw she is hot,i wish in ay yaraan lahayd way iga wayn tahay
seyga rushka - 2011-07-08 05:12:41 waaaaaaaw qoftaan caadi maahn miyee san xishoonen horaa loo yiri fanaan ma xishooda waa tabtii bay maraesyaa hadda ,,,,,,,,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
adaan kaa yaabay - 2011-07-08 08:08:33 waayabka yaabkiis ana waan ka yaabay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
yes boss - 2011-07-08 08:28:08 war waan yaabnee tan lama qabo miyaaaa in dabada gus looga taago mey rabtaa nijaasta
Yuu cade - 2011-07-08 10:24:37 Aqayaareey ila fiiriya,Qeebta ugu danbeesa gaayga kabanka tumooyo ee shaatiga madow wata,xaarkeeda ayuu ku mashquulsanyahay oo fiirinooyaa kkkkkkkkkkkk caadi maaha marqaan waaye lol
wanka yabay - 2011-07-08 10:46:02 kkkkkkkkkkkkkkk waxan layabanahay hestan kabanka ah maa ah mid lagu niikiyo maxe ugu nikine xata maba taqano nikada saxda ah naa soo baro niikada waxyahey aan xishonenin jilaa waxo is ka dhaha niiko ee laso baxday niiko xata qobka ciyar nataqano waxkale iska dhafe
junuuc cali - 2011-07-08 20:15:39 qoftaan caadi mahan asxabeey inba caadi mahan viva birimo xagee kunooshahay ilove you brimo mooi echt waar
cadoow daalane - 2011-07-08 23:32:16 waa fanaanad marwalba Qancisa Taageerayaasheeda cod iyo jir ayay isku darsatay abaaba ninkii brimo helo waa raaxeestay
wariiri - 2011-07-09 22:22:00 caadi maa han Fartuun noolaaw aaku leeyahay taageerahaada ayaan ahay>
lagis fakis - 2011-07-10 01:44:25 wooow birimo walle horay ayaa loo yiri kuunto waxii loo kus kusay kastuumo loo galiyay karaamo lee mo ohoo isu dhaceeso kal dhaceeso mo ohoo hik hika kac kac suturug woow
kabtan - 2011-07-11 07:03:15 xxx tan ragey u roontahay
niika kuma fiicno de yarta - 2011-07-12 11:13:01 tana hadeey iga so buuday, niika xun oo ka yayaqsani le baratay baryahaan, dawa lagu nikiyo miyey leedahay iyo dhax, hadana firiya ma maleeysaa ineey barida qashin iyo marya ku soo guratay..........balaayo ku taageertay
gb - 2011-07-14 11:05:10 caadi ma,aha fartuun birima hala bashaaalo cml yaaaaaah ehhhhehehhehehehhe
qalanjo - 2011-07-15 08:13:32 fartuun birimo waa jirtaa kaleexda ha iska baashaashee
dj gentelman - 2011-07-17 14:43:32 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ar qoftanaa hady hoyadayu la ekan laheen madayn laheen
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween