|
|
9867 | Tweet |

Filinka Bodyguard oo dhawaan soo baxaya oo ay wada jilayaan Salman Khan iyo Kareena Kapoor ayaa waxaa la sii daayay qaar ka mid sawirrada filimkan oo ah Filin Romantiv Action ah waxaana soo saaray filinkan oo dib loo sameeyay directorka Siddique.
Filimkan ayaa Qisadiisa ku saabsantahay Jilaaga Salman Khan oo ilaalo gaar ah u Kareena Kapoor taasoo jaceyl aad u xiiso badan uu dhex marayo labadooda .


Filinkan ayaa soo baxi doona bisha Augost 13 keeda.
Jilaa News
info@jilaa.com