|
|
6166 | Tweet |

Filinka cusub ee Salman Khan iyo Kareena Kapoor ee lagu magacaabo Bodyguard , oo lasii deyn doono 31 bishaan Augost ayaa waxaa lasii daayay hees ka mid ah heesaha filimkan iyo boorsamiindada ama goos gooska.
Filinkan ayaa la rajeynaya inuu noqdo mid cirka isku shareero waxaana uu filinkan Salman ku jilaya Ilaaliyaha gaarka ah Kareena kapoor iyadoo uu yahay mid Action Romantic ah.
Daawo Heesta I Love you ee Bodyguard
Jilaa.com
info@jilaa.com