HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
3361
Daawo Ajay Devgan iyo isbedelkiisa Singham
2011-08-25 21:23:57

Jilaaga Ajay Devgan oo dib ugu soo laabtay Filimada Dagaalka ama Action-ka ayaa waxa usoo gudbineynaa Aqristayaasha Muuqaalada dardarta Ajay ee  Filinkaasi oo haatan hogaaminayo Top Tenka Bollywoodka, hadaba halkaan Hoose ka daawo Ajay  oo isbedel isku sameeyay kana muuqato inuu dhistay jirkiisa.

 

 

 

 

Jilaa.com

info@jilaa.com

 

 


kkkkkkkkkkkk - 2011-08-26 05:53:17 ajay socotka lugu dhamaysanaayo heesha ayaa ugu yaabay.
ahaa ahaa - 2011-08-30 14:59:40 wow!!!. ajay he`s so sexy ajay qaxooti maaba saan iska dhigay caadi maaha waraa wiilasha somalida saan iska dhiga nooh!.inta tageero ajay areey feerahaa idilay six pack i cun waa mugooh ajay.
mohamed - 2011-12-30 20:22:48 lkn tarikhdisa na kuso daro wayo wa aktarada laga danbeyo bollywood ka plz
theey - 2012-02-06 23:35:14 taageere ajay anigaa ugu horeeyay
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween