HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
6106
10-kii Kaaba Laadar ee ugu qatarsanaa Bollywood
2011-09-27 07:54:55

Filimada Bollywood ka ayaa waxaa ay caan ku yahiin inuu ku jiro Kaabe Laadar ama Villain oo ah jilaaga luggooya Aktarka Filimka kaasoo inta badan muujiya naxariis darro, qiyaano iyo waliba musuqmaasuq.

Hadaba waxaan aqristayaasha Jilaa.com usoo gudbineynaa 10 ka jilaa ee ugu culus dhanka Kaabe laadarka kuwaasoo loo yaqaano ragga ugu wajiyada xun Bollywood.

 


1- Waxaa Galay Pran oo loo yaqaano Kaabe laadarkii Qarniga.

2-Waxaa galay Amrish Puri oo ay Soomaalida u taqaano Saalimsey.


3- Waxaa galay Gulshan Grover oo Bollywood looga yaqaano The Bad Man ama ninkii xumaa halka Soomalidana u taqaano Indhaxaraar.



4-Waxaa galay Amjad Khan oo caan ku ahaa Laadarkii Sholay.



5-Waxaa galay Paresh Rawal oo ay Soomaalida u yaqaanan Usabuka.

 


6- Waxaa galay Anupam Kher oo ay Soomaalida u yaqaanan Abaska ama Lacagey Lacag.

 

 

7-Waxaa galay Nana Patekar oo Somalida u yaqaanan yeshwanti.


8- Waxaa Galay Shakti Kapoor oo loo yaqaano Dambiilaha weyn.



9-Waxaa Galay Mohnish Behl oo loogu yeero Ninkii Kufsiga badnaa , Soomaalidana u yaqaanan San-taag.

 


10-Waxaa galay Rami Reddy oo ay Soomaalida u Yaqaanaan Waaq-waaq Jilaagan oo ayaa Sanadkaan Geeriyooday.

Jilaa.com
info@jilaa.com


Ladaarkee ugu qatarsan?
Pran Krishan
Amrish Puri
Gulshan Grover
Amjad Khan
Paresh Rawal
Anupam Kher
Nana Patekar
Shakti Kapoor
Mohnish Behl
Rami Reddy
Pran Krishan4%
Amrish Puri46%
Gulshan Grover10%
Amjad Khan2%
Paresh Rawal4%
Anupam Kher10%
Nana Patekar10%
Shakti Kapoor6%
Mohnish Behl2%
Rami Reddy6%

View Results
boote - 2011-09-27 09:53:54 halkan dani ayaa kamaqan wax ka qatarsan dani majiraan mana kusoodarin xita jilaa see cml hee mala ilaaway dani oo saalmisee kadhigay eey
ruqiya - 2011-09-27 10:11:25 amrish puri number one inuu galo aheed jilaa see idinka noqote. prang abidkey maba maqlinin. jilaa waa kacsantihin maalmahan gacan iyo lug idin taage. even saa webka u naashnaashteen.
Ayub - 2011-09-27 10:57:45 daanyeeroow aaway lol
baadil - 2011-09-27 11:14:42 aaway ladarkii weyna ee Danni kuma jira ladarintaan aniga waxee ila tahay Danni wax ladar nimo garayo inuu san jirin
yahye - 2011-09-27 11:23:50 jiilaa.com seidinka noqotay he markan waxaba la moda in aad aniga i hilmamteen cml kk
kalar - 2011-09-27 16:12:20 waxa kamaqan Ajay devgan niki cadaway cali dheere iyo mustarboon
xasan - 2011-09-27 21:35:44 asxaatba waxaa halkaan ka maqan laaadariin badan sida 1 Sadashiv Amrapurkar somalida waxeey u taqanaa leeb 2 Danny Denzongpa 3 kiran kumar oo lo yaqaano kubra 4 Kulbhushan Kharbanda 5 Deepak Shirke cadaawe 6 l, Ishrat Ali oo lo yaqaano jacfar 7 aajit 8 Dalip Tahil oo lo yaqaano jabra 9 Suresh Oberoi magaca lo yaqaano jaksan 10 Prem Chopra 11 Raza Murad 12 Punnet Issar 13 Mukesh Rishi oo lo yaqaano daanyeeroow 14 Sharat Saxena oo lo yaqaano sabdoow 15 Tinu Anand ilka shalo 16 Kaadar Khan 17 intaas ayaan ku so koobaa inaa wax helmamay aya alaga yabaa
xisbi - 2011-09-28 08:31:38 Amrish Puri=Saalimsey waa baqtiyay kaas lakin kuwa hada jooga soo qora iyo sida ay u kala sareeyaaan, these years thx jilaa
moha - 2011-09-28 12:09:50 shakti kapoor kaalinta 4 aad ayuu leeyahay meelahas ayan kafilayey waa maxay 8da sxbayaal shakti bollywoodka boos wayn ayuu ku leeyahay aatish iyo mala ilaaway kkkk thnks jilaa
anjali - 2012-03-29 01:30:06 my friends qoftan ina sheektan isku daya india am somali yeesan noqon karta
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween