HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2219
Fu'aad Cumar iyo Muuqaalka Casriga ee Heestiisii Heshiis Guur. Daawo
2011-10-03 16:54:42



Jilaaga Soomaaliyeed ee Fuad Omar ayaa soo saaray hees muuqaal ah oo aad loola dhacay , waxaana heestani oo si qurux badan oo casri ah loo hagaajiyay ayaa waxaa  lagu magacaaba Heshiis Guur waxaana la oran karaa waa muuqaalka ugu wanaagsan heesaha dhawaan la sameeyay maadaama tayada filimkeeda uu aad u sarreeyo.


Heshiis Guur oo ku luqeynayo fanaankan Fu'aad Cumar, ayaa waxaa erayada & Laxanka ku laray abwaanka Jamal Ali Hussein, iyadoo uu Muusiggana garaacay Ahmed Salah Qasim, Halka uu Video-ga Quruxda badana soo saaray ama soo habeeyay Ali Naji, iyadoo uu sawiray ama duubay .King Sharif.

Fu'aad Cumar oo waayadaan ku yaraa saaxada fanka ayay tani u tahay guul weyn maadaama uu soo bandhigay Hees jaceyl ah oo runtii la oran karo waa mida ka duwan heesahiisii hore.

 

 

Halkaan ka Daawo heesta Heshiis Guur ee Fuaad.






Jilaa.com
info@jilaa.com

xamse abdi - 2011-10-04 06:09:59 waar waxani fanaan maha fanaan ayuu u waashay heesaha raga ayuu copy gareeya waa flopiste
cabdirahman - 2011-10-06 02:04:25 waa wixii akhasta ahaa ee copyga ka heli jiray fanaana maha codna ma leh luuqna ma leh waa eber isaxaaqa oo lan gaaba
malung - 2011-10-07 08:23:18 fananka sanadka fuad omar wad salaman tahay adiga iyo shaqalaha jilaa.com wadna idin mahad celinayaa dhamantiina
abdifatah rvp - 2012-03-07 04:17:35 fananka reer somaliland aad ayn ku salamyaa indr waxna kuleeyahy xaasid waligii ma aflaxo cida aan waxba ku ogoleyn cadawga ha jabiyo long live indr ...........kkkkkkkkkkk
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween