HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
5032
Wiilka Maxamed Saleeman Tubeec oo fanka kusoo biiray keenayna Codkii Aabahiis
2011-10-08 23:08:58

Wiilka uu dhalay Boqorkii Codka ee Soomaaliyeed Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa kusoo biiray fanka isagoo walina noqday Mucjisada cusub ee Masraxa kadib markuu lasoo koray masaaxada Cod aad u macaan oo la dhihi karo waa mid uu ka dhaxlay aabahiis Maxamed Saleemaan Tubeec.

Wiilkaan Codka hagaagsan la yimid ayaa waxaa lagu magacaabaa Xasuuna Maxamed Saleymaan Tubeec , waxuuna ku noolyahay dalka Holland halkaasoo uu kaga tumay xaflado ay qabanqaabiyeen Shareero Stars oo ah koox ay leeyahiin Ilmaha Ahmed Naaji Sacad.


Xasuuna M S Tubeec oo lagu naaneeso Ina Tubeec ayaa la dhahi karaa waa fanaan mustaqbalka dhaw la baratami kara aabahiis Maadaama uu Duqoobay Tubeecii weynaa haatana ay u muuqato in Soomaalida uu usoo baxaya wiil uu dhalay Boqorkii Codka ee Soomaali qaban kari waysay.


Xasuuna ayaa waxaa ka dareemeysaa kalsooni aad u sareysa xiliga uu heesaha qaadayo isagoo walina ku raaxeysta heesaha xiliga uu masraxa si toos ah ugu qaadayo , adigoo ka daawan kara marka uu heesta Hooyo Nuura ee aabahiis qaadi jiray uu kaga luqeyay Munaasabad ka dhacday Holland taas uu kusoo jiitay Hooyooyin ku sugnaa xafladaasi iayadoo sacabka iyo dheesha ku soo dhaweeyay fanaankaan.

Halkaan Ka daawo heesta Hooya Nuura uu qaadayo Ina Tubeec


Halkaan ka daawo Heesta Gufaaco uu qaadayo Ina Tubeec



Ina Maxamed Saleymaan Tubeec ayaa haatan wax hees cusub ku luqeynin marka laga reebo heesahii uu aabahiis uu qaadi jiray kuwaasoo uu sheegay inuu ku baashaalo ayna shucuurtiisa kaciyaan mar waliba maadaama heesha Tubeec ay ahaayeen kuwa xul ah oo aanan cidi ku dhiiran karin , balse Xasuuna wuu keenay codkii aabahiis oo ahaa Boqorkii Codka.



Jilaa.com

info@jilaa.com

IDMAN - 2011-10-09 05:07:06 wuu cad fcnyahay lkn heeso cusub ha keeno wixi aabihiis qaday yuusan dabomarine..
Sallaadka - 2011-10-09 08:17:12 Yaa Ku Sheegay adiga Codkiisa In uu Fiican yahay Waa Xaaraan In aad Dhageeysatid nin aan ku qabin codkiisa, Intaasna Waa Iga Waano Wabillaahi Towfiiq.
maanka - 2011-10-09 08:42:03 wiilka caadi mahaan waa soo bax yahay laakiin waxaa uu rabaa qof garabka ka qabto waw baraawo sallaadka saan in aad idman yeeso waan rabay in badan ayee iidane dadka ku camiratay kkkkkkkkkkkkkk in saan loo galo waanbo sugaayay cml nooh
samiiro cadey - 2011-10-09 09:14:32 alla nimanka somali anshax xuma gabar markee arkaan maxee iskugu tagaan hortan, IDMAN kuwan dhag ha u taagin naag la'aan aa heeso
cabdi royal - 2011-10-09 10:45:43 kkkkkkkkkkkkk waraada sxbtey IDMAN maka haresiiin wapsite kaan xataa ma idinka istic mali ladahaya nooh maxa idinka qaldan cml lolz IDMAN kuwaan ani ayaa luuq ku ceejinaaa adian comment badi nooh lolz dhna kaleeto maxaa cusub mal maahan jiiro maskin ayan ku maqnaa lolz
IDMAN - 2011-10-09 11:03:01 SAMIIRO CADEY ciil aa kakeenayo iika dhan waa cayaalki kaniisada talyaniga kusookorshy see u oynaayan ma arkinoo yaahuuuu
maanka - 2011-10-09 11:15:31 war aniga waxaanbo la yaabanahay samiiro cadey maxaa idman ka galay iida misa idman ayaa la dhahaa aduunkaa ayaabo yaab ku aragnay iyo cabdi royal asigane is qorka ayaanbo ku nacay idman hadii ey meel ku saartay ma iska raaceysaa maskiin cml nooh idam waxii aad isku heyso banaanka ula soo bax cml nooh
IDMAN - 2011-10-09 12:21:14 to MAANKA war gabadha iyo wiilka afka hakutaagin aqyahow aan aqlaaqda laheyn inta aad lafdahy isfiiri kadib dad cml ayaaba wax iskudiree wryaa SAMIIRO CADEY waa gabar dhiigleh oo korkeeda dheecaan kumajiro ee urayahow aamus qandho dhuuso weyn qaadeee........
Sallaadka - 2011-10-09 13:19:04 Aqlaaqdu Waa Shey Qaali ah Uu Rabi Bini´aadanka Ugu Deeqo Iyadoo Gabar ah Ayeey raga Aflagaadeeynee, Alla Maxey Diintu Ku garab Martay Walciyaadu Bilaah.
maanka - 2011-10-09 13:52:14 sallaadka bro laga yaabin idman waa gabar yar waa iska maseersan tahee ha u qabanin
sami - 2011-10-09 14:59:36 ASC Dhamaantiin Waxaa Muhiin ah In Aad Kahada Shaan commentska kor kuqoran Mahad Sanidiin
sumeyo - 2011-10-10 05:31:39 naa wax iskula har kuwa gaalada u difooseynaayo adaaba ka daran maxaa yeelay sacad walba qof unbaad kor saaran tahay waxaase dhib qabo kuwa aad guri kula nooshahay teeda kale dhalin yarada kale waxaan ka codsanaa habartaan hala qaadinin websedka ku cusub meel walbo magaceeda ku qoran shaqo kale ma hayso war habartaan bataalka garoobada aa laga soo nacaye hala yaabinio
IDMAN - 2011-10-10 13:13:41
Nl gangst - 2011-10-10 14:18:03
IDMAN - 2011-10-10 16:06:46 NI GANST magac sheydaanow war oo yintiina ma midaan dhamaanbaa anoo jaahil ah sida aad igu tilmaantay ayaan waxa aan dhaamaa adiga iyo waxa kulamidka ah meeqo jeer aya is qaniinty inta aad wax qoreesay ciil dartiiis ilen waxba igama qadeeside yaahuu isku ur
caadil - 2011-10-10 16:12:05 waad slmantihiin aqyaarta horta yaa naleh alle alle hadii laga cabsanaayo idman waa inka sax santahay waayo ayada qof ayeey mucaarada adinkana waad kasoohorjeesateen marka ma ahan adiga hadaad wax jeceshahay in dada dhan wada jeclaado marka gabadha fakarkeeda udaaya waana dadka qaarkiis dadka dhan mahan wana mahadsantihiin oo aniga run ayan sheegayey maahan in aan gabsadha u hiilinayo
GHTRFHFH - 2011-10-10 21:25:31
abdihaken - 2011-10-11 05:08:28 anigu waxaan u arkii nin naarta iyo cadaabka lagusii fogaynyo hadana wuxuu sii qaaday wadaii xumayd ee aabihii qaaday war nacaladka xunka tol miyuusan lahayn war ninka isku jabiya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Nl gangst - 2011-10-11 10:54:59
abdinasir ak - 2011-10-15 09:29:36 dhamaantiin waadsalamantiihin sln kadib ninkan waxaan kulatalin lahaa inuunan wadadii xumayd ee aabihii marin ee uu waxbarto markaas ayuu heli magacan uu raadinayo taasaana ufiican aduun iyo aakhiro thanks
Warsame Aarka - 2011-10-15 13:19:34 I Dont Mind Ina Tubeec Inuu Fanka Kusoo Biiro He's More Then Wlc....Laakin Naga Dhaafa Sidaa Uga Badbadinesan Ninkaan Codka Aabihi Ma Laha Mana U Dhawa...MS Tubeec He's Lagent Wiiilkan Yarna Haso Shaqeyso Hadu Rabo Inuu Aabihi Badalo No Easy Cut Plyer
Gureey Dheere - 2011-10-23 18:31:48 ASAXABEEY dagaalka iska dhaafa baashaal iyo kaftan ayaa meeshaan loo soo galaa iyo in lagu falaanqeeyo moowduuca markaas taagan laakiin hadii an anagu isku mashquulno yaa wadankeni iyo dadkeeni u maqan ugu dambeyntii gabdhaha asaxabta ka mid ahna waxan u sheegaa hadii rag shukaansigi jiiro ka galay af somali qaldan idiin soo qoreen xaal qaata!!!
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween