HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2797
Shahid Kapoor ayaa jilaya filinkii Tom Cruise ee Knight And Day oo Hindi ah.
2011-10-13 14:42:42



Jilaaga Shahid Kapoor oo dhawaan kasoo faraxashay filinkii uu matalayay Duuliyaha ee Mausam ayaa haatan usoo jeestay inuu Remake ku sameeyo Filim Mareykan ahaa kaasoo sanadkii 2010 jilay Aktorka Tom Cruise waxaana lagu magacaabayay filinkaasi Knight and Day iyadoo haatan uu Soo saaraha India u dhashay ee Siddharth Anand Miiska soo saaray in Shahid jili doono sanadka xiga Filimkan oo aan kor kusoo sheegnay kaasoo ahaa filim hit ka noqday Hollywood ahaan mid qosol , Romantic iyo dagaal iskugu jiray.

Bollywood ayaa inta badan copy ku sameeya aflaamta xiisaha leh ee Mareykanka dhigaan , waxaana Shahid uu mari doonaa halkii iyo qab jiliinkii Tom Cruise iyadoo ay qeybta Mareykanka ku jirtay Cameron Diaz , laakiin haatan waxaa la filayaa in lo dhiibo doorkaasi Priyanka Chopra oo ay aad isku fahansan yahiin Shahid.



Jilaa.com
info@jilaa.com

cabdi royal - 2011-10-14 03:41:51 hhehheeh filim lee nagu wahsy adina wax akleeto ma hesit miyaaaaaaaa
waayo waayo - 2011-10-14 05:03:36 jilaa waxaan idin sheegayaa anigu waxaan ahay hooyo somaliyed bogaan caruurteyda ayaa aqristaan ana waan la aqristaa marka waxaan idinka rabaa inaad gabayo ku dartaan sida gabayga cusub ee uu qaaday duuraan cabdi shirwac isagoo muuqaal ah waayo waxaan kasoo wada baxney dugsiga cismaan geedi raage fadlan jilaa dadka waaweyna waa inaad tixgalisaa waa beesani duqoobe macsalamo inaad iga aqbasho waan filaa
cabdi royal - 2011-10-14 10:57:57 hooyo wiilkaga waa baari waxba maka diidayao sughada ku so saraaaa sababto wax atahay hooyo wax kaso codsatay hada ayaaa arin taas la galayaaaaaa insha,alah hooyo
maanka - 2011-10-14 11:35:29 kkkk war waxaan wax jiro mahaan ee naga daayay
califareey - 2011-10-16 04:35:01 asc dhamaan aqiyarta sharafta vleh gaar ahaan hooyinka hooyado wa lama huraan dhankale knihgt and day shahid kapoor wuu kabaxsan doonaa filmkaas waxaase jiclaa in loo dhigo adarisho rani
aniga - 2011-10-26 14:28:56 shahid sxb karena way kujeceshahy waxaas ayaan maqlay
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween