|
|
11816 | Tweet |

Xafladda Mac i sii oo ka mid ah kuwa ugu shidan xafladaha ay Soomaalida ku qabtaan dibadda ayaa ka dhacday Dalka Ingiriiska , iyadoo sanadkani lagu soo beegay habeenka Halloween ee dadka au is cabsiiyaan dhar gaar ahna soo xertaan.
Mac i isii Party ayaa waxaa lagu qabtay doon dusheeda iyadoo ay ka heeseen fanaaniin caan ah oo ka kala yimid dunida iyadoo halkaasi lagu caweeyay , dhaqaalahii lagu iibiyay tikidhadana sida ay maamulka sheegeen waxey u baxiyeen deeq ahaan si wax looga qabto dadka dhibaateysan.
Xafladan Mac I isii waxey soo bilaabatay 2009-kii waxaana la qabtaa sanadkiiba mar iyadoo noqotay mid slow jam ah oo ay wada sugaan dhalinyarada iskuna balansadaan, si ay u galaan jawi madadaalo oo wanaagsan.
Daawo Qaar ka mid ah Sawirada Mac i sii.
Wariye Bishaaro Baande iyo Fanaanada Maryan Mursal

Fanaanada Zamzam Ali Roble oo ka mid aheyd xidigihii xaflada

Qaar ka mid ah kasoo dhalinyaradii xaflada shidday


Jilaa.com
info@jilaa.com
