HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
3140
Salman Filinkiisa Bodyguard oo hogaaminaya loolanka Ra.One kala dhaxeeya
2011-11-11 19:01:14

Filinka Ra.one ee uu Shahrukh Khan ka yahay aktarka ayaa ku guuldareystay inuu jabiyo rikoorkii u yaalay filinkii Bodyguard ee Salman Khan  , waxaana Ra.One uu keenay isbuucii ugu horeysay 92 crore halka uu Bodyguard keensaday 100 Crore inka yar isbuuc. waxana ay Ra.one  ku qaadatay inuu 100 Crore gaaro inka badan 2 week ama isbuuc. isagoo haatana waqtigan taagan 140 crore.

Ra.one uguma yeeri karno hit maxaa yeelay asigoo bajad adag lagu sameeyay ayuusan jabin iskoorkii filinkii Salman ee Bodyguad , waxaana la xasuustaa in Bodyguard uu isbuuciisii u horeeyay xaaqay waxii iskoor u yiilay filimadadii ka horeysay.

Salman Khan ayaa sanadkaan ay ka muuqataa yididiilo xoog leh , waxaana Shahrukh Khan wax walba haduu keenay sanadkaan uu hogaanka u qaban waayay Mr Salman oo u eg in nasiibku uu saaciday sanadkan.


Jilaa.com
info@jilaa.com

maanka - 2011-11-11 21:37:43 waaaw salmaan khan waa nin sabar badan markaan waa in uu ku guulestaa abal marinta in badan ayaa hortiisa lagu qaatee oo dadaalaa waa uu gaaraa marka salmaan waad gaartay
mayaa - 2011-11-11 22:01:04 aad baan ugu farxilay markuu sanadkan isku qado debesta actar iyo der besta filin iyo der besta sing insha allaaaaaaah!!!!
xasan - 2011-11-11 22:07:05 Runti horan u sheegay in aan lagu dagdagin guusha ra.one ciyaalka srk taagero oo dhahayeen wuu gulaysan ma aragtan. Salman runti waa aktar buuxa maxaa yeelay filimadisa mid midka kale u eg malaha sida srk oo qaabki kuchi kuchi wali umatala wanaa lagu daalay srk majogno anaga 90 meeyada waxan jogna 2011 kada ra.one filim ma aha waxaad moda play station oo kale qofki dawada dawadaye.
xasan - 2011-11-11 22:23:36 Salman wuxuu soo wada filimada kala ah no entry qabtisa lapaad tere naam 2 patner 2 dabangg 2 ooh yaa hortagan salman aan ka warsugno wuxu layimado filimka don 2 ileen priyanka lama yareeste.kakakakakaka
ibrahim - 2011-11-11 22:26:26 horey ayaan usheegay this time is salman kha his time filmkiisa Bodguard waa action film marka waxaan leeyahay shahrukh khan meesha wax kuma heysid been beenti hore wey dhamaatay game is over lol
ajaaja - 2011-11-12 01:49:02 scw dhamaan marka xiga ra one filinkaan actor ween ayaa wada hadaan loo daawaneen waqti maba lagu luminkaro waayo sheekada filinka waaba gameka ciyaalka ku cayaaraan wax nah uu leeyahay maba jirtoba sharuq khana waxaa uroon aflaantii lagu yaqaanay inuu ku ekaado action waxba kuma laha bady guard waa sheeko macquul ah oola daawan karo sababtaas ayuuna ricorka ujabiyay kolay waa aniga fakarkayga waa macquul in ra one dad ka heleen thanx walaaha iyo dhamaan asxaanba webka jilaa
ahmed - 2011-11-12 02:30:06 ass/c ayaarta sharafta leh siiba JILAA.COM hadaan ka hadlo arinta ah ra.one iyo bodyguard aqaaree filim ka ra.one ayaa score badan jilaa waxaa wanagsan qor walaalayaal news og india si fiican u soo aroorsha ma fiicna waxaan jirin inaadan qorina waxaan jilaa iska saxa qaladaadka
aweis adde - 2011-11-12 02:43:14 run ahaantii, filimka Ra.one sida la filayay ma noqon. waxaa xita ka cabsi qabay akhyaarta Hollywoodka, Lkn nasiib daro shariifka sandka waxba uma yaalo. salmaan, waa nin soo halgamay sandkana wuu u qalmaa inuu qaado abaalmarinta Failifare ee best actor. filimkaan Body guard waxaa laga helay daqligii ugu badnaa ebed ee filim Bollywood ah laga helo. shariifkase kharashkii ugu badnaa ayuu geliayay Ra.one, 125 milion oo $. waxaa nasiib ah hadii lafahii uu soo caliyo iska daa isnuu dakhli soo geliyo eh.
420 - 2011-11-12 07:54:17 RA.one wa copy filimki jeestole aya laga so xaday ee Robet wax jiro mahan waligiis hit ma noqnayo Flop hadu ka badbaado ayu nasib leyahay Nin weyn wa waxaas ayu jila shahruk khan nacas dheh
muhanad cali - 2011-11-12 08:49:05 @jilaa totalka marki leeskudaro ra one woo dhaafayaa bodyguard maxaa yeelay wali masooxermin marki layirahdo caalamka wa filmka ugu weyn sanadkaan bollywood macanaha india kabaxsan gudahana waxaa lagahadli karaa marki oo shaneemoyinka laga dajiyo first week maahan 92 ee waa 98 croore majabin waa sax lakin waa qiima aad ueyn boxofficejkana imikadaan waxaa qoran inoo yahay suber hit wana socayaa wali bodyguard week2 waa dagyay waa lawada ogyahay asigoo week 1 100 keenay ayuu week2 18 crore keenay halka ra one week2 25 carore keenay
boote - 2011-11-12 08:58:54 waa sax bodyguard week2 waa dhacye asigoo todobadki koowad 100 crore keenay xitaa waxoo gaari waaye filmkii 3idiots oo week1 kukeenay 78 carore bodyguard waxa qabaa waxaa saaciday iida oo lasaray maalmaha iida week kowaad hadoo film ficanyahay week lawaaad 18 crores makeeni lahayn lakin ra one waxaa sugnaaba totalkiisa overeska ama india meelaha kabaxsan waa biggest ever ee india kahelaan dibada after my name is khan kadib imikana waxa sugnaaba waa don2
shukri - 2011-11-12 09:27:53 aniga wa fiirsaday bodyguard iyo ra one maiskuqalmaan bodyguard week1 waxoo kugadmay eid waa malmao fasax ah week fasax ah maxaa yeelay maha film jiro ra one lakin waxoo badalay bollywood waxoo kadhigay hollywood waa guul usoohoyatay india boduguard wa film horay loosameeye oo tamil ah dadka india firsada yaqaaniin ra one waa mucjizadii bollywood
cali amoore - 2011-11-12 09:34:32 @jilaa haisku qaldina first week iyo filmka fiican filmka fiican waxaa lagu ogaadaa iskudarkiisa managaarikaro bodyguard ra one maxaa yeelay hadii hada leeskudaro ra one totalkiisa asigoo wali saran shinoomooyinka wa kabadanyahay bodyguard collection maxaa yeelay hada waxaa qoran waa india kaliya india xitaa 92 maha waa 98 crores sidas u ogaada hadaa dontan waxa soogali kari warbixinta boxofficeka worldwide hadii leeskudaro first week ila hada second week waa kadaran oodibi dhal waxoo siicagagayna ilaa lawa boqol oo cores inkabadan imikana waxa soogalinayaa boxofficeka first week india only
cali amoore - 2011-11-12 09:39:19 warbixintii watana bal ila eega 92 miyaa mise 98 crores Latest Box Office Collections Movie Week Collections 1. Ra.One 1 98,70,00,000 2. Tell Me O Kkhuda 1 93,00,000 3. Dammdam 1 71,00,000 4. Mujhse Fraandship Karoge 3 6,00,000 5. Rascals 5 5,00,000 6. Force 5 5,00,000 7. Sahib Biwi Aur Gangster 1 1,00,000 (All Figures are in Indian Rupees Only)
giindhe - 2011-11-12 09:44:42 waaaw aqiyaarta aad ayaan ugu faraxsanahay in salman filinkiisa oo ka hormaro ra one war hadii aad fiirsato ra one waxaa ku qabanaysa maxaad u fiirsatay waxaan sanadkaan best actor iska leh mr salman khan sanadka ku xigana atarka aan aadka u tagero aamir khaaaan kuma fiicna mar walba in uu hal actor qaato best actor
cali amoore - 2011-11-12 09:44:43 filimada kale waa burburayn carores xita madhamo kuwa kuxega wa 93 lakhs
giindhe - 2011-11-12 09:46:36 jilaana waxaan leeyahay shahrukh khan ayaad taagero u tihiina ka qaaada sawirkiisa shaashada hadiiba hit uu noqon waayay good bye
khaalid - 2011-11-12 09:49:17 ra one ninkii fiirsadaa yaqaano film hindi ah oogaarayo waligay maanan arag
lula - 2011-11-12 09:55:17 ra one hindi maaha waa usa movie cadi maaha srk wa kabaxsatay iyo arjun rampal waligay maaan arag film lamid ah waa action qatar ah
IDMAN - 2011-11-12 11:45:57 wlh ra one waxjira maahin usa movie xataa wakadaranyahay bodyguard caadi haahn filim jira igadheh
samsam - 2011-11-13 03:52:23 ooh ooh tana sharukh ma u danbaysay , aar waa khasaaray filmkan ra one waxa ku baxay lacagbadan xitaa waxa uu soo ka xaysatay akon,jeestoole, priyanka,sunjay dutt, xitaa waxaas ayaa wax utariwaayey oo imka waxa laleeyahay xitaa way ku adkaanaysaa in uu gaadho Ready. bollywood laguma qiimeeyo best actor atarka ugu wanaagsan ee waxa lagu qiimeeyaa lacagta actorku soo hooyo waligiina sharuu xagaa salman khan kulamuu tartamin filmaanta salman 3 cisho ayaa budget kooda ku soo saaraan sida dabangg,ready,bodyguard
kalkaal - 2011-11-13 14:31:42 salmaan khan wax gaara bollywood maku jiraa ee ku daysada dheha aktarada kali salmaan khan goor somwood in uu ku biiro ayu rabaa cml viva salman
rageeda - 2011-11-15 03:59:25 ahahahah R one lagu lahaa Playstation shyt Film Caruured waye wlh wa Qosley kan hoos uu u Dhacaa u fiirsada Flop u Noqona Bodygurd iska dhaafe iyo Dabang Ready xata Magaarayo Nin weyn waye waxan ula imaadey Filmko Half Maraayo aan hurdoodey wara afdheere waka Dhamatey Balo ku Daftey
muhanad cali - 2011-11-17 09:05:50 @samsam waxbaa kaaqaldan ra one iskadhaaf waxoo gaaray 100 crores 8 days halka bodyguard kugaray 7 days waa wax iskadawa dhaw ee intas kabadan lagafilaaye hadii xaqiiqda rabto 15 sano ugadanbeeday shinoomoyinka waxaa iskaheestay shahrukh khan salman wa 2010 iyo 2011 kaliya ayuu filman kululu keenay xaga lacagta lakin ogaaw lamajifa wali 3 film ee salman waa filman horay loosameeye hadaad aqoon uleedahay bollywood ama india cenima magac kumahelin waxaa loobixiye remake khan best actor na waa bilad lagutartamo oo qaali ah waa actorka wax qas u ah maxaa yeelay filmka sheekadisa wa iskaficnankartaa actorkana malahan oo diroctorka aya leh actor waxa lagu qiimeeyo waa best actor waa 3 film oo horay loosameeye oo tamil ah imikana waxa lasugayaa don2 iyo waxoo layimaado
cali amoore - 2011-11-17 09:10:31 salman khan filmdiisa qaar waxee keenaan 10 crore iyo wax kayar sharu filmkiisa hadoo xunyahay xitaa 10 crores waa kuceeb srk imikana ra one keenay dhaqsaha ayuu 100 crore kugaray sanadki horane my name is khan oo naqday filmka ugu qaalisan dibada india kabaxsan dadka adunkaba waxee kahelaan filamada srk top10 ka dibada 8 wa srk movie halka lawada kale yihiin 3 idiots iyo bodyguard
canab - 2011-11-17 09:13:02 srk wax garayo malhan india salman remake khan magac kuhelimaayo magac xumalee wax hora loosameyalee la imaaw fagaraha muhiimada waa sheeka cusub ayaa magac laguyeeshaa
axmed khan - 2011-11-17 09:18:25 @zamzam riyaa kujirtaa waxaad niyada gashatay salman ayaa garayo shahrukh ama king khan riyadaas iskadhaf marki actor layiraahdo sharukh bollyood waa dhaafay tom croise loosoqataa ra one waa film guuleestay ee intas kabadan lagafilanaye kaliya ilayn india mayaqaanan filmada sida hollywoodka cml lakin adunyada kale waa biggest 2011 film india ah india dab yar mashidin ilaa 135 crore siimarayaa waxoo klusoodhamado la'arkayaaaaaa
zamzam - 2011-11-18 04:23:46 sharukh waa qatarsanyahay lakin salu lawada sano ugudanbeeday ayuu filman kulul kenay inkastoo horay losameeye
king of bollywood - 2011-11-18 04:30:21 dadka iskariyooda actarada aad kahadleesaan iyagaa uqirsan inee king khan gaarayn waa king of bollywood and king khan waa lawa magac oo looyaqaana marki lobixinaye kuwaana wajoogayn salman hadaa magac loobixiye waana remake khan oo ah waxi hora losameeye ayu kuficanyhiin waakaas film oo cusub hakeeno haduu boqol crores gaarayo yaaleeska hadlin srk filmkiisa waa sheeka cusub waxoona gaaray boqol crores
daahir cali - 2011-11-18 04:38:23 maanan kabixi jirin comment waa aqri jiray kaliya lakin asxaabta taageeranimada iyo xaqiiqda yaa leeskudarin xaqiiq waxaa ah reer khan waa hormuudka bollywood shahrukh na waa hormuudka reer khan sidaas aawgeed waa hogaamiyaha bollywood qof walbaa og xitaa salman hadii lawareesto asigaa qirayo somaliyee dadkaas waa iskuqirsanyihiin ee qaabdarada iskadaaya
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween