HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
1961
Deepika: Waxaan jeclahay inaan filim la keeno Himesh Reshamiya
2011-11-24 21:51:48

Atriishada da'da yar ee Bollywood ee Deepika Padukone oo u warrameysay TV  ayaa ayaa waxey sheegtay inay aad u jeclaan laheyd in ay filin la keento Heesaaga ahna Jilaaga laga daba dhacay ee Hindiya laguna magacaabo Himesh Reshammiya.

Deepika ayaa tiri "Hadii la i dhaho dooro aktarka filinka kula dhigayo waxaan horeyba ka wacan lahaa Himesh Reshamiya oo aan aqbali lahaa "ayay ku gaabsatay Deepika.

Iyadoo Deepika ka hadleysay shaqadeeda waxey xustay inay laba waxyaabood waligeed go'aansanin sameyntooda kuwaasoo kala ah inay clip Music hees ah ka dhex muuqato iyo inay lug ku yeelayo Miss India ,balse waxey tiri Deepika waan aqlabay inaan hees ka dhexmuuqdo maadaama uu Himesh aan wax kala jilay heesahii albumka Naam Hai Tera Tera iyadoo caan noqotay heestii Himesh ee xiligaas.


Jilaa.com
info@jilaa.com

ibrahim - 2011-11-25 01:31:04 deepika paducone waa noocil yar oo qalbi furan marka badeeco waa inti suuqa taalo Ranbir kapoor haduu kaa tagay waa sax in aad badeecadaada aad suuq geeysid lol
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween