HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2019
Lewis Hamilton: Kama Sabrin Nicole Scherzinger
2011-11-24 22:31:46

Xiddiga Formula 1 ama gawaarida tartamada ee u dhashay Ingiriiska laguna magacaabo Lewis hamilton ayaa sheegay inay niyadiisa wali ka baxin oo uu jecelyahay Nicole Scherzinger  oo ah Fanaanada ay dhawaan kala hereen taas oo jaceyl ay isla jilayeen muddo 4 sano  waxuuna sheegay inay ilaa iyo hada ay dareemayan labadooda inay kala maarmin .


Lewis ayaa yiri "Rajo wanaagsan ayaan ka qabaa Nicole maxaa yeelay waxana soo wada nooleeyn waqti dheer waxaana mustaqbalka dhaw rajeynayaa inaan  is afgarano aniga iyo iyadaba"

Waxuu Lewis hamilton oo shalay ku sugnaa dalka Brasil ayaa soo xertay katiinad ama silsilad dheyman ah taasoo ay u hadiyeysay Nicole xiligii ay wada socdeen waxuuna ka shansanayay xasuusteeda maadaama uu aad u jeclaa.

Lewis Hamilton ayaa ah 26 jir aduunka wacdaro ku tusay wadida gaariga orodka lagu tartamo halka ay Nicole oo 33 sano jir ah ay caan ku aheyd kooxdii Pussycat Doll ee heesahooda aad loo jeclaa sanadahii lasoo dhaafay.


Jilaa.com
info@jilaa.com

ibrahim - 2011-11-25 01:38:41 AReey Lewis Hamilton xeey ku tusisay naagtaan Nicole Scherzinger waa adiga cabaadkaada baxaaye 4 sano hadaa iska heeysatay wali kama xiisin miyaa tuf ku bax eebaa ogoo naagahaan waa laga qeyliyay gaal iyo muslimba lol
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween