|
|
3094 | Tweet |
Shah Rukh Khan waxa uu soo wadaa Filim aad loo wada sugayo oo lagu magacaabo Don2, waxaana lagu wadaa in filimkan uu soo boxo 23- December ee 2011, iyadoo ay ka dhimantahay maalma kooban, waxaanu idiin soo gudbineynaa jilaayaasha lametelaaya fillimkaan King Khan iyo magacyada ay ku jilayaan Filimka Don 2.
Atooraha Filimka oo ah Shah Rukh Khan waxa uu ku metelayaa Don halka Priyanka Chopra oo ah atariishada Filima ay ku meteli doonto cowrkeeda Rome, Lara Dutta waxaa loogu yeeri doonaa Ayesha, Boman Irani ayaa isna ku ciyaari dona Vardan, Om Puri Malik, Kunal Kapoo Samir Ali.
Filimkaan ayaa aad looga sugayaa India iyo dhamaan aduunka, filimka ayaa nooc ahaan waxa uu yahay Action iyo excitement, waxaana soo saara ka ah Farhan Akhtar, erayada heesaha waxaa qoray Javed Akhtar, Musica waxaa tumaya Shankar Mahadevan,Ehsaan Noorani,Loy Mendonca, ugu dambeyn waxaa heesaha codeyn doona Usha Uthup,Sunitha Sarathy,Shankar Mahadevan,Vishal Dadlani,Anusha Mani, nasiib wacan.
Jilaa News
Info@jilaa.com