HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2613
Don 2 Filimka Afaraad ee Ugu Bilowga Wanaagsan Taariikhda Shineemooyinka India.
2011-12-24 18:00:47


Filimkaan uu hogaamiyaha kayahay Mr Shah Rukh Khan atariishana ay katahay Priyanka Chopra ayaa waxaa lasii daayay 23-kii bishaan Desembar isagoo noqday filimkii afaraad ee ugu bilowga wanaagsanaa taariikhda shineemooyinka India wuxuuna boos wanaagsan kagalay kala horeynta iskoorkaas.


Filimkaan oo weli shineemooyinka bilow ku ah ayaa waxa uu lasoo baxay dardar aan caadi eheyn wuxuuna booska afaraad uga jiraa 10-ka filim ee ugu bilowga wanaagan Taariikhda wexeyna ukala horeeyaan Filimadu sidaan.

1. Bodyguard - 20.66 crore

2. Ra.One (Hindi)- 14.76 crore

3. Dabangg - 14.45 crore

4. Don 2 (Hindi) - 13.85 crore approx

5. Ready - 13.33 crore

6. Three Idiots - 12.98 crore

7. Tees Maar Khan - 12.82 crore

8. Raajneeti - 10.33 crore

9. Kites - 10.08 crore

10. Rockstar - 9.82 crore


Jilaa.com

Info@jilaa.com

ibrahim - 2011-12-24 18:24:08 It is great news Salman khan ayaa ugu horeeya iyo filmkiisa Bodyguard - 20.66 crore that is amizing i don't care rest of that viva salman khan
suleeqo - 2011-12-24 18:41:03 Jilaa taas waka Diidney Nin shah rukh khan taagero maso Qorey aqbaartan 3 idiot 6aad kkkkkk waniga diidney walaga yaabaa bodyguard inu ka bilow fiicanyahay R one lagu lahaa 2aad kkkk aqbaar aa hubtiin nso qora anaga xata Newska wala soconaye
Kingmooha - 2011-12-24 18:48:19 Huge Congratuletion King khan Madaalaha bollywood bilaash magac king kumaadan qaadan boqorku waa inuu markasta hogaanka hayaa waana waxa boqorka lagu yaqaan srk u r true king waxaan maqli jiray lacag iyo bilado lagama dhargo king khan bilado waligii kama dhargayo waana sababta uu 88 Filmfare u helay iyo 105 Nominations ah hadana uu oomanyahay, biladaha usoo socdo 2 film ee kala ah Ra one iyo Don 2 SRK Biladihii iyo Awardskii inaty ka bateen ayaa Guri lagu guro la waayay baqaaradii ayaa deeqi waayay sxb anagaa kuu haynayna noo soo dir lol: srk sxb kalsoonidii ay india kusiisay waad kasoo baxday sxb srk magaca india iyo kan muslimkaba kor ayaad u qaaday inta aad nooshahayna Tartanku wuu xiranyahay aduu kuu xiranyahay iska bashaal anagana filimadaada ayaan ku baashaalaynaa haduu alle idmo filmkaagana inuu scoreda jabiyo ayaan u rajeenayaa sxb srk madaalaha qaranka ayaad tahay waxaadna tahay actorka kaliya ee uusan film flop ka noqon waligiis hambalyo hambalyo hambalyo King Khan ciyaalkiinan markay srk maqlaan dhiiga ku karaya sxbyaal srk=bollywood hadaad maqasho bollywood waa shahrukhanwood.com midna kala saara srk waan necebnahay bollywoodna waan jecelnahay ma dhici karto bollywood waa maqaayad srk leeyahay ee idinku cuntada ka dalbada idinkoo qayl qaylin qofkasta oo film wax ka yaqaan srk Respect ayuu ku leeyahay king khan isaga la aantii bollywood india masoo dhaafteen waa xaqiiq
kingmooha - 2011-12-24 19:12:53 @suleeqo: abaayo adiga waxaad isku qaldaysaa biggest opening day gross iyo Highest Grossing bollywood films jilaa.com wuxuu ka hadlay biggest opening day gross, ee adigaanan fahmin filmka aad sheegayso ee 3 idiots wuxuu haystaa Recordka bollywoodka ee highest grossing bollywood films waana filmkii bollywoodka lacagta ugu badan kasoo gashay, bodyguardna waa filmkii augu furitaanka wanaagsanaa waana maalinlaha ugu qaalisan biggest opening day gross, abaayo marka saas wax u faham mahadsanid somaalidana wax ma hubsadaan iyagoon wax hubsan ayay eedayn bilaabaan
cabdalla - 2011-12-24 21:09:54 suleeqo waad mahasantahay abaayo thank u . tantkale kingmoolah qofta layiraahdo abaayo wax lama socotidee newska akhriso adigoo wax og inoo sooqor
Cabdiwaaxid muqdisho - 2011-12-24 23:12:40 Aniga jilaa waaan ka aamin baxay hada iyo wixi ka danbeeyo sababoo ah maalin walbo hal news ayeey noo soo dhigeen oo shahrukh khan ama salman khan sxb jila hadii aad tihiin aaway actaradi kale aaway hero bollywood aaway akki aniga news waxaan ka doonanayaa website yada english ka ah sababto ah halkaan news mayaal 10 mar marki la sheeko shahrukh khan 2mar ayaa salman khan la sheegaa aaway akshey kumar king of bollywood aaway jilaa cadaalad wax u sheega thanks idinko oo qalad ii arkin
kingmooha - 2011-12-24 23:21:59 @cabdalla: k.k.k.k.k kulahaa abaayo kingmooha war kaalay qowmu luud miyaad tahay mise maskaxda ayaad ka jirantahay nin Rag ah oo boqolow ah ayaad abaayo ku leedahay waxaan u maleen cabdalla inaad qowmu luud tahay subxanallah sidee ku keentay nin iyo naag inaad kala garan weydo cabdalla waad fadarowday ee toobad keen meesha ma waxaad u timaada inaad ka raadiso nin ku guursada waayaabe anagaa balaayo aragnay somaalidii wey fidnoobeen kanoo kale ayaa ku jira subxaanallah ma kingmooha miyaa magac naag kula noqday sida queenmooha oo kale k.k.k.k.k.k
kingmooha - 2011-12-24 23:28:33 @cabdalla: war kaalay ma kingmooha ayaa kula noqday queenmooha qowmu luud waaxid ayaad tahay nin boqolow ah ayaad abaayo k.k.k.k.k.k.k.k
ibrahim - 2011-12-25 02:59:48 Kingmooha qofka wata please waxaan kaa codsanayaa in aad qoraalka badan aad yareeysid oo aadan sabuurada dadka ka buuxin sababto ah dadka jaanis sii laakiin maal wali hadii aad qoraal badan soo qortid micno ma sameyneyso thanks bro
ZOOZZ KHAN - 2011-12-25 03:49:43 salman khan ayaa ku leh meesha crorr hal isbuuc oo kalia ayuu ku keenay halka shahrukh uu llabo isbuuc jilbo murax uu kaga galay kaalinta 4aad salman khan weligaaba waa dadaadli jirtay waxaa tahay nin karti leh,
dili - 2011-12-25 04:51:08 kijgmooha ,niyada isku dhes srk ayaa hogaanka hayo kulahaa nacas,,,ma indhaa la,dahay soo uma jeedidi in salman khan hogaanka hayo sanadkaana asagaa ku leh byyyyyyyyyyyyyyy
IDMAN - 2011-12-25 06:33:07 @KINGMOOHA kkkkkkk bahasha waa kugu forartaa ninka aad sida xun utageroso mesha waxmakuhayo abow kaqubeso taaas walagadiiday tankale hal mid wakugu racsanahy oo ah BIN ALI waxas dhahay srk gabdhaha jecel bentiis waye gabdhaha majeclo kaas cali dharerow waye abow sekujeclaheenaa tankale KING qralka yaree sii ku aqrisano hadii kale xiis manqabahay walagumdaa hahahaha ha xanaqin yee kistoo cules o naguhayaa
Yaab.com - 2011-12-25 06:46:27 war srk hadaan laga sheekeen yaa kaloo laga sheekeen adeer srk wuu shaqaystay ee kuwiina ha shaqeesteen waana wajiga bollywood markaad maqashaan srk uu wadnaha idin xanuunayo hadii uu dhibkaas idinku hayo iskadaaya hindiga kuwiinan dhahaya maxaa srk looga sheekeeya hadaan isaga laga sheekeen yaa laga sheekeenayaa mida kale srk inuu wajiga bollywood yahay ma shaki ayaa idinkaga jira cuqdada iska dhaafa tusaale ahaan wwe ama musaaracada waxaa hogaanka u haya john cena isagaana had iyo jeer laga sheekeeya srk waa sidoo kale jilaa.com wey ku saxanyihiin
umu simraan - 2011-12-25 06:47:23 kkkkkkkkkkkkk weeb wareersan viiva srk and bodygard cml Bodygard is nice film no 1 but hate salman viiva kareena kapoor
bin-ali - 2011-12-26 16:31:08
Rageeda - 2011-12-27 20:59:20 suleeqa wax garad a tahay waku taagersanahay webkan shah rukh aba u nacay atoorayal ka weweyn aa jiro sida Aamir khan noguso sheekeya father of love ninka uu srk copy gareyo sksksk ninkan king moha wato sxb sanka hanaga galin af dheerahas teda kale qofka libintiisa wala siiya sanadkana salman khan wa u shidantahy wa u ogolnahay reer Aamir hada nahay wana u Hanbalyeynena Sallu Bhai Bye Aamir rocks
ajaaja - 2011-12-28 03:47:03 scw dhamaan aqyaarta king moha kan wata comantiga uuba qalad ka fahmay comant means nuxurka kahadal hadalkaaga macno hasameeyee maahane joornaal camal u qor kakakaka websitekale muu comantiga ka furi rabaa any wey HADALYAR OO NUXURLEH hadiikale qeebta qoraalka ayaan kaa xireena mahadsanid iyo faham xiiso leh
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween