|
|
2930 | Tweet |

Fanaanada caanka ee Seynab Xaaji Maxamed oo loo yaqaan Laba dhagax ayaa soo saartay hees cusub oo muuqaal ah waxaana heesta laqaadaya seynab fanaan lagu magacaabo Maxamed Dalmar, heesta oo ah mid aad u macaan oo dhan weliba ka shidan ayaa waxaa lagu magacaabaa Filanwaa.
Zeynab Xaaji Laba Dhagax oo waqtiyadii ugu dambeeyay fankeeda dib usoo nooleysay ayaa mar kaledar dar dar lasoo gashay masraxa fanka Soomaaliyeed, weyxeyna bilihii ugu dambeeyay soo saartay heeso muuqaalo wanaagsan leh oo aad looga daba dhacay, heestaan Filanwaa ayaa fanaanadu soo saartay xiligaan wexeyna ugu talagashay sanadka cusub in lagu raaxeysto, maadaama fanaanda codkeeda aad loo jecelyahay taajeero badana ay leedahay.
Erayada heestaan Filanwaa ayaa waxaa kamida[Filan waaba waa kane falaarihiisa caashaqa feedha kaa wareentiyo kal gaceylkaan kugu fiday xageebuu kasoo fulay,Zeynab ayaa heesta ku soo bandhigtay qaab ciyaareed wanaagsan,
Halkaan Ka Daawo Heesta Filanwaa.
Jilaa.com
Info@jilaa.com