HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
5497
Nimco Dareen Oo Heeso Cusub Ku Soo Dhaweysay Sanadka 2012 [Daawo]
2012-01-01 19:09:26


Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Nimco Muxumad (Nimco Dareen) ayaa hees ku soo dhaweysay sanadka cusub ee 2012, heesta oo ah jaceyl ayaa aad kuu soo jiidaneysa marka ay dhegahaada ku soo dhacdo, waxaana miraha laxanka iyo Mucis intabada saaray heeska kooxda Wadani Stars ee ka dhisan ismaamulka Soomalida kalinka shanaad.


Nimco ayaa heesta si wanaagsan ugu raaxeysatay iyadoo muqaal qurux badan lasoo baxay, fanaanadaan ayaa la dhihi karaa waa tan ugu horeysa xiligaan fanaaniinta gabdhaha Soomalida iyadoo sanadkii tegay soo saray heeso cusub oo iskugu jira jeceyl wadani iyo dhaanto, waxaana ilaahey u hibeeyay Nimco Dareen codkeeda macaan kasokow muuqaal qurux badan oo si gaara ay dadka ugu soo jiidato.


Heestaan cusub ee Nimco soo saartay ayaa kamida Album cusub oo sanadkaan ay soo wado fanaanadu sida ay noo sheegtay, waxaana erayada heesta kamida hadii  hal iyi labo aan idinkaga soo qabto [ Muqiyow aragaada wacan markaan milicsiga ku dayay  mahiigaan caashaq iyo miraalaa igu onkoday] afkaada caano lagu qabay Nimcooy, bal markana idina bal dhegeysta heesta.

Halkaan Ka Daawo Heesta Nimco Dareen

 

War soo kordhay: Waqti dhaweyd aya Nimca Dareen hees kale noosoo dirtay oo la magac baxdey 'Kalgacal'. Dib aya war buuxa idinka soo siin doona. Halkan ka daawo heesta Kalgacal.

Alamtara Haji

Info@jilaa.com



wir wir - 2012-01-02 11:33:11 i love you nimco dareen qurux leey ayaa tahay runtii ilaah waa ku dhameeyay
csln - 2012-01-03 07:39:36 wad ka baxsaday nimco afka cana la ku qabay balse ius ka dhaf dharka ad gaka ween ha qadan waxa ad qadata dhar xoga cayiman ina adeeer by
Burhan france - 2012-01-21 07:47:20 Nicmo Dareen Caku quruxdaada kaama hurdi kari wax kaama cuni kari goormee ii imaaneysaa hadaad ogaan laheyd sidaan niyada kugu haayo walahi waa yaabi laheyd mar lee ila soo xariir please and please my tel:+252 699907770
c/rahman - 2012-01-29 23:19:34 nimco waa fananad weyn oo u soo baxdey somaliya
faracade - 2012-02-02 09:42:05 waa dhilo aan ku siingaystay
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween