HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2719
Laba Dhagax oo Oslo kala fududeysay
2012-01-04 16:30:05

 

Fanaanda laga daba dhacay ee Zeynab Laba Dhagax oo ka waalisey sanadka cusub. Halka eey ku mashquulsanayeen fanaaniinta kale sida Fiska iyo Dareen iney heeso cusub soo saaran sanadka 2012, ayey Laba Dhagax ku jamaneeysey masrax ee soo buux dhaafiyeen Somalida ku nool Oslo, Norway.


Xafladan oo si wanaagsan u dhacday aya waxa sidoo kale kasoo qeyb galeen fanaaniinta kala ah, Mahad Jeesto iyo Ciise Takar.
Fanaanada oo lagu yaqaan iney si wanaagsan u qanciso shacabka ka soo qeyb gala meshey ka heeseyso, iyado iskugu darta heeso dambe, hore, iyo kuwa fanaaniinti hore qaadeen, ayaa wanaagsan ugu raaxeysa dhagaha shacabka. Sidoo kale, Laba dhagax oo codkeeda Eebe ugu deeqay ku darsatay ciyaar eysan ka daaleynin ayaa dhalinyarti xaflada kasoo qeyb galey aad ugu mahad celiyeen Zeynab.



Labadhagax oo aad uga heshey tageerayaasheeda Oslo ayaa waxey balan qaday iney mar kale ku soo laaban doonto una qaban doonto xaflad taas la mid ah.
Kuwani waa qeyb ka mid ah sawirada naga soo gaaray xaflada.

 

Ismaciil Xeefow

Jilaa News

warda - 2012-01-04 16:57:27 JIlaa heer sare tihin saa u qortan qoraalada qeebtod. halkas kasii wada.
ibrahi - 2012-01-04 17:28:11 Well done saynab labadhagax dariska xalaasha waad ka baxsatay sida aad xaflada u shiday so waxaan ku leeyahay ii nooloow ciyaalka xaafada labadhagax dhamaanteena waxaan ku lee nahay you the best digniin aqayaarta yaana leygu mashquulin yaah kkkkk
ibrahim - 2012-01-04 17:50:26 Well done saynab labadhagax dariska xalaasha waad ka baxsatay sida aad xaflada u shiday so waxaan ku leeyahay ii nooloow ciyaalka xaafada labadhagax dhamaanteena waxaan ku lee nahay you the best digniin aqayaarta yaana leygu mashquulin yaah kkkk
nageeye - 2012-01-06 18:18:39 war kaalaya jilaa saan miyaa u danbaysay..walahi anaa Oslo dagan qof warkeeda sheegayana ma maqal oo juba ayaa magaalada heystay habeenkii sanadka cusub....ee xeefow dadka beenta ka daa xoogaa lacag yar oo aad qaadatay dartiiis
Hanuunsane - 2012-01-13 16:56:59 waaaaaaaaaaaaaaw..... Zeinab Labadhagax fanaanad shidan iga dheh... walee Oslo wey katuntay habeenkaas sidaan u baashaalnay waligeen sanad cusub uma baashaalin.... Thnkx Fanaanada qaranka Zeinab Labadhagax
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween