HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2214
Rani Mukhergee Oo Atariishad Ka Noqoneysa Filimka Dhoom3.
2012-01-23 17:36:58


Filimka Dhoom 3' waxaa hogaamiye ka ah actarka caanka ah ee Aamir Khan waxaana la xaqeejiyay in Rani ay ku wehli doonto flimkaan kedib markii loo magacaabay in ay ka noqoto atariisho Dhoom 3'.


Rani oo kamida atariishadaha ugu wanaagsan Bollywoodka waxaa arintaan u soo jeediyay soosaaraha Yash Raj wexeyna ku aqbashay si faraxadi ku jirto in ay garab is taagto Aamir Khan oo kamida xidigaha loogu jecelyahay India .


Rani Mukhergee ayaa sheegtay in ay si wanaagsan ugu faraxday dowrkaan loo magacaabay, iyadoo dhinaca kale ay jiraan shiki aan badneyn oo weli ku jira booska Rani oo wararka qaar sheegayaan in laga yaabo in ay ku ciriiriso Katrina Kaif balse la arki doonaa sida wax noqdaan.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

British - 2012-01-24 02:11:29 waa laga Khirad badan yahay Katrina Kaif lkn Iyana wey ka qurux badan tahay lkn hadii Flimka xiiso loo rabo waa in Atariisho looga dhigaa Gabadha laga daba dhacay ee Katrina kaif
zooozzzka - 2012-01-24 05:13:01 aaddayaan ugu faraxsanahaysida aad ula hesheen hadaa tihiin shirkada filimada soo saarta ee yash raj in aad rani mukhrjee aad u doorataan kaalintaan aad ayaan ugu faraxsanahay, boqorada bollywoodka waa rani marka laga reebo madhuri dixit,wey ku haboon tahay in la geliya katrina iyo wixii levelkeeda ah amir maba u rabni in uu la dhigo film
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween