|
|
2128 | Tweet |
Fartuun Axmad Sahal Birimo ayaa wareysi dheer oo meela badan taabanaya siisay Tv-ga Universal waxaana wareysigaan oo loogu magacdaray fanka iyo Fartuun Birimo layeelatay weriye Xamdi Maxamed Kediye oo fanaanada kula kulantay Kenya Nairobi, waana wareysi aad u dheer oo heeso iyo sheeko intaba ka kooban.
Halkaan Ka Daawo Wareysiga Faruun Birimo.
Jilaa.com
Info@jilaa.com