HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2230
Preity Zinta Oo Paris Ugu Dabaal Degtay Sanad Guuradii 37-naad.
2012-02-01 10:26:04


Preity Zinta ayaa gashay sanadkii 37-naad, waxaana ataraiishadu ay kasoo piirtay Bollywoodka markii ugu horeysay 1998-kii iyadoo kasoo muuqatay filimka "Dil Se" oo ay wada jilayeen Shah Rukh Khan.

Preity Zinta ayaa loo soo diray hambalyo iyo bogaadin ku saabsan sanad guuradeeda, waxaana kamida dadkii u hambalyeeyay Abhishek Bachchan oo bogeeda Twitter-ka ugu qoray ciid wanaagsan Pritty, waxaana kuu rejeynaa nasad guulo badan ay ka buuxaan iyo huru mar.

Atariishadaan ayaa ugu jawaabtay dadkii u soo diray warqadaha tahniyadaha: waad mahadsanihiin shabaabka iyo gabdhaha ii soo diray hambalyada ku saabsan dhalashadeyda, aad ayaana ugu farxay markii aan arkay, iyadoo sii raacisay hada waxaan joogaa Paris waxaana ku guda jiraa sawirada filimka cusub ee 'Ishkq In Paris'.


Jilaa.com

Info@jilaa.com


anjali - 2012-02-03 11:20:53 happy birthday preity you are beautiful actress in bollywood and you dance beautiful and like it when you laugh and is the hottest of all who live in india and i like much your face and see you again and I love a lot and I think your movie everyone will love and will your film on the last of the Indian and all countries are going to love it where the film and say good luck
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween