HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
1625
Deeqo Bilan iyo Heestii Baraf Daawo.
2012-02-02 12:21:09


Heestan ayaa soo baxday dhawaan waxaana ku luqeyneysa fanaanada Deeqa Bilan, waxaa miraha iyo laxanka iska leh Abwaan Sangub oo kamida abwaaniinta Soomaaliyeed kuwa loogu jecelyahay.

 

Heestan ayaa ka ka hadleysa dhibaatada qurbaha iyo wadamada qaboow, sidoo kalena waxey taabaneysaa sida ay Qoysaska ugu darantahay nolosha galbeedka , maadaama ay had iyo goor ka cabaadaan dhulalka Qaboow.


Halkaan Ka Daawo Heesta  Baraf.


Jilaa.com
info@jilaa.com

sumeyo - 2012-02-04 08:48:27 walee sangub baan kuma sheegen in meeshaan bahdil nagu haysto saan u nacaylee ilaahow nooga soo maciin
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween