|
|
6849 | Tweet |

Labadaan Gabdhood ee Kareena iyo Karishma waxa ay ka mid yihiin walaaaha ugu qaalisan ama ugu wanaagsan Bollywoodka, waana laba ruux oo miizaaniyad culus ku leh shirkadaan, laakiin su,aashu waxa ay tahay teebaa wanaagsan labadooda dhan weliba?
Aqristow hadii lagu yiraahdo labadaan gabdhood mid dooro ha noqoto dhanka muuqaalka ama jilista teebaad xulan leheed leheed? maxaadse ku dooratay hadii midood aad xulaneyso.

Karishma waayahaan dambe wey ka gaabisay dhanka filim jilista laga soo bilaabo tan iyo markii ay guursatay balse hada ayeey dib ugu soo laabatay saaxada filimada waana qof aad loo jecelyahay oo jamaahiir badan ku leh caalamka, halka Kareena Kapoor ay tahay atariishada hada ugus shidan Bollywoodka.
Jilaa.com
Info@jilaa.com