HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
5830
Qaali Ladan Fanaanadda ugu da' yar Soomaaliya.
2012-02-03 12:19:27

Fanaanadda Qaali Axmed oo loo Yaqaano Qaali Ladan ayaa ah fanaanad kasoo baxday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo soo saartay hees cajabisay dadkii daawaday taasoo ay ku muteysatay amaan maadaama ay tahay fanaanad la dhahi karo waa tan ugu da'da yar maanta gabdhaha heeso ee fanaaniinta Soomaaliyeed.

Qaali ladan iyadoo ah gabar aad u da'yar ayay waxey isku darsatay inay sameyso erayadii , laxankii iyo codkii heestaan Somaliweyn ee ay kusoo baxday , taasoo ah hees jaceyl ah oo ay talo u raadinayso dhibaatada jaceylka oo ah mid loo heeso had iyo goor. waxaana muusigga heesta garaacay muusikiistaha weyn ee Ceynba ceyn oo fadhigiisu yahay magaalada Nairobi.

Qaali Ladan waxeey bahda Jilaa.com ugu hambalyeynayaan mohhibada uu Ilaah siiyay waxeyna u rajeynayaan inay noqoto gabar tusaale u noqota haweenka fanka ku jira ama doonaya inay soo galaan maadaama ay ka maarantahay Qaali inay soo qaadato heeso kale oo horay loo qaaday oo ay sameysatay hees iyadu ay gaar u leedahay.

 

Halkaan Ka Daawo Heesta Qaalo Axmed.

Abdul Arts
info@jilaa.com

mucad - 2012-02-03 13:03:27 qaali adan maasha alaah fananada dadayar caadi ma ahan waa dooleesaa good lucky
xasan - 2012-02-04 10:55:25 iska siigayso sidaas ayaan kula talin madamaa somaliweyn ka mid ahay
shukri - 2012-02-04 11:46:00 subxaanalaah gabarta caato badana...........hadana surwaal laku heesaayo aqasheey shyt
cabaas yare - 2012-02-04 13:14:19 kkkkkkkkkkkkkkkkkkk war soomali waywaalatay yab qof kasta in uu heeso ayuu rabaaaaaaaaaa
ladaney - 2012-02-04 13:17:53 qaali ladan waa ka baxsatay sister fanaaniinta hada jira kufsi ayey ku jiran lakin adiga waxaada adaa iska leh fanaanad aad u da yarna wa tahay masha allah
princess - 2012-02-04 13:20:42 masha allah ishcalaah hees waaye qatarooz waaka wadataa abaayo macaan qaali ladan illahey waxan kaga baryaa inaat guulesato insha allah guul wacan ayan kuu rajeynaa isha bin aadanka illahey hakaa xijaawo abayo macaan waan kufarax sanahay heerka aat taagan tahay manta :) i wish u all the best sis
suad - 2012-02-04 15:37:37 fanaanada dada yar salaan sare ayaa kuu taagay soo baarbaar
jalaviano - 2012-02-05 03:54:32 waaaaaaaaaaaaaaaaw nice song my abaayo good lucky waxaan filaa inaad noqon doonto fanaanadaha ugu codka macaan
nagma - 2012-02-05 09:32:48 caadi maaha gabadha dadeed jirto iyo heesta codka labiska waxaa ddhihi karaa waa qofaa caadi eheeyn heestana waxeeba noqotay midaa ku cesh ceshto sister caadi matihid waa lagugu heestaa
nagma - 2012-02-05 09:46:33 caadi maahan heesta thanks qaali ladan heesta ayaa waxee igu noqotay mid aa ku soo cesh ceshto aa ka aktagi waayo cadkana kaba siidaran gabadha dadeeda iyo qabka ee u heeseeso ayaa ladhacay qofkasta moohibo oo ilaah sii yay waa hambalyo ayaa ku soo gaba gabeenaa mar labaad
barca - 2012-02-05 15:16:01 hanbalyo baayo somlida uam badna dad dhalinta dhiiri galiya ee cay aya meel kasta la fadhiyaan waxaasna jahliga ayaa kenaya wax ha lsisku ogolaado haday caato tahay kuwa buurbuuran oo aana mesha waxna ku hayn ayaa buuxa oo aan waxna la joogin gabdhaan waxaan leeyahay mabruuuuuuuuuuuuuk alfa mabruuuuuuuuuuuuuk
aniga - 2012-02-05 15:39:18 aar somalidaanaa gabadha talo ayay idin waydiisatahay sideen wax yelaa cml wax la talinoyana ilaa hada ma arkeee @ qaali ladan anaaa sidaad wax yeesho kuu shegayeee ee telka lagaa helo luuqa iisoo dhig cml anyway waa ka baxsatay aan ku iri yiriisey,,
ilhaan - 2012-02-06 04:36:15 waaaw..
mulki - 2012-02-08 10:10:53 soo dhawoow hee qaaliantao suga ladan fanka iy
Nl gangst - 2012-02-08 21:03:44 huwa jaliilow may qabta secamal tan kkkkkkkkkkkkkkkk UNICEF lagu qudiyo waye ugu yaran 6 bil coz to much skinny
Caydiid - 2012-03-16 04:13:06 Yaa salaam Qali inaka dhan ayaa kugu daba jirna halkaaga ka wad fanka byo
abdi - 2012-04-27 05:08:22 waaaaw caadi maahan
maria - 2012-05-03 10:03:41 caku somali iyo diifkeed war gabdha ka hara nuxur ma lihidine meel kasta sidaa ugu muuunad xun tihiine shyt
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween